U turjun:
Sii daynta
Dheecaanka ka baxaya jidhka, tusaale, ka baxaya siilka, guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan, futada. Wakhtiyada qaarkood waxaad leedahay dheecaan badan ama dheecaan leh ur qadhmuun. Tan waxaa sababi kara caabuq.