U turjun:
Balastarka hortagga dhalmada
Qaabka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan (qaabka ka hortagga uurka). Balastarka xabagta ee ka kooban hormoonada taas oo ay haweenaydu ku dhejin karto caloosheeda, badhyaha ama gacanta.