U turjun:
Dawaynta
Daryeelka iyo/ama ka warhaynta xirfad ahaan qof loo tababaray. Daawaynta waa la siin karaa iyaddoo la siinayo ama aan la siinayn dawoDawoQaabka dawaynta caabuqa ama cudurka. Antibiyootiga tusaale ahaan waa dawooyin.Akhri wax badan.