U turjun:
Muruqyada misigta
Muruqyada ku yaala xaga hoose ee caloosha. Muruqyada misigtaMisigtaQayb jidhka ah: qaybta xoodan ee lafaha u dhexeeya sinaha.Akhri wax badan waxay ku ilaaliyaan kaadiKaadiQashinka dareere ah kaas oo dadka jidhkooda ka soo saaraan dhexda kaadi mareenka…Akhri wax badan haysta iyo xidmaha meesha saxda ah, iyo ilma galeenka gudaha haweenayda. Si ay uga hortagaan kaadida iyosaxarada inay jidhka ka baxaan iyaddoon loogu talo gelin. Muruqa misigta sidoo kale waxa uu muhiim u yahay faraxada galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan