U turjun:
Shafar
U noqonaya qiimo naftaada iyo deegaanka. Dadka qaar waxay u qeexaan sharafta nafahooda. Kuwa kale sharaqfta waxaa u qeexa qoyskooda. Tusaale ahaan, xidhiidhka aanu qoysku aqbalin waxay saamayn kartaa sharafta qoyska.