U turjun:

Kacsi la’aanta

Dhibaatada taas oo, muddada wakhtiga dheer, ninka ugu badbaan aanu weligii kacan ama aanu hayn karin kacsigaKacsigaGus adah. Ninku wuu kacsadaa marka isaga galma ahaan dareenkiis ala kiciyo si…Akhri wax badan. Waa caadi in ninka wakhtiyada qaarkood aanu kacsan. Ninku waxa uu qabaa kacsi la’aanta marka ay tani dhacdo inta badan iyo muddada wakhtiga dheer.