U turjun:

Galmo

Xaqiiqda bayolojiyeed ee noqoshada haweenay (inan) ama nin (wiilk). Wakhtiyada qaarkood, qofka waxa uu leeyahay hal sini oo bayolojiyeed (isaga/iyadda waxa uu ku dhashaa lab ama dheddig) laakiin waxa uu leeyahay aqoonsiga sinjigaSinjigaJinsigu wuxuu ku saabsan yahay doorarka iyo rajooyinka aynu bulsho ahaan ka leenahay…Akhri wax badan ku lidka ah sinjiga (nin dareemaya sida haweenayda, ama haweenay dareemaysa sida ninka).