U turjun:

Muditaanka

Markaad qaadato mudditaanka, dheecaanka (tusaale ahaan dawada ama dawada dareeraha ah) waxaa loogu shubaa jidhkaaga irbada maqaarka. Waxaa lagaa muddi karaa xidid ama muruqa gacantaada, ama muruqa bowdadaada ama badhidaBadhidaBadhidaada waa 1 ilaa 2 qaybood oo xaga dambe ee jidhkaaga u dhexaysa…Akhri wax badan.