U turjun:
Jacaylka
Dareenka xoogan ee isku xidhka, tixgelinta, kal gacalka iyo u heelanida qof kale. Dadku waxay leeyihiin dareen badan oo la xidhiidha jacaylkaJacaylkaDareenka xoogan ee isku xidhka, tixgelinta, kal gacalka iyo u heelanida qof kale.…Akhri wax badan xidhiidhooda ku jira. Tusaale ahaan waxay ku faraxsanyihiin inay is arkaan, waxay ka dareemaan wanaaga qofk'a kale la joogiisa, way is fahmaan, midba midka kale ayuu ka helaa. Jacaylku wax auu ka dhex jiree lamaanayaasha, saaxiibada, waalidka iyo carruurta, iyo walaalaha iyo hablaha walaalaha ah.