U turjun:
Bikro ah
Waa maxay micnaha bikro ahaanshaha waxay minaheeda noqon kartaa waxyaabo kala duwan ee ku jira dhaqamada kala duwan. Sidoo kale waxay noqon kartaa qof shaqsiyeed. Badanaa dadka waxay ka wadaan ing qofka uusan weli sameynin galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan.