U turjun:

Joogsiga dhiiga caadada

Markay haweenaydu joojiso inay lahaato muddada dhiidha caadada ilaa weligeed, caadi ahaan waa ilaa da’da 50. Iyada carruur ma dhali karto.