U turjun:
Mandheerta
Xubin taas oo ka dhinac baxda uur jiifka gudaha ilma galeenka marka haweenaydu ay uu rleedahay. Nafaqeeyayaasha waxaalaga soo qaadaa hooyada ilaa uur jiifka iyaddoo maraysa mandheertaMandheertaXubin taas oo ka dhinac baxda uur jiifka gudaha ilma galeenka marka haweenaydu…Akhri wax badan, oo qashinka uurjiifk'u soo saaro waxaa lagu celiyaa hooyada. Mandheerta iyo uurjiifka waxay isugu xidhan yihiin xudunta. Mandheerta waxay ka baxdaa jidhka hooyad'a 10 ilaa 30 daqiiqadood ka dib ummulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan.