U turjun:

Ku riyoodka galmo

Sii daynta shahwadaSii daynta shahwadaMarka ninka hamadiisu aad u sarayso oo shawadiisu soo tuurto ama ka soo…Akhri wax badan marka la hurdo. Biyo baxu caadi ahaan maaha natiijada riyooyinka galmeed, galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ama siigaysigaSiigaysigaKicida addoo kicinaya jidhkaaga (caadi ahaan xubanaha taranka). Siigaysigu waxa uu keeni karaa…Akhri wax badan.