U turjun:
Dhaqanka galmada ee xun
Dhaqanka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan kaas oo aan wanaagsanayn. Galmada waa inay ahaataa farxad oo aad dareentaa fiicnaan. Galmada wanaagsan waxay u hogaansantaa shuruudaha soo socda: labbada lamaanayaasha way oggolaadaan oo lama khasbin (xoogin) way siman yihiin, galmadu way ku habboontahay duruufaha (tusaale, waxay ka dhacdaa meel habboon) iyo da’da lamaanaha, oo waxay siisaa labbada lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan dareen fiican. Xaalada dhaqanka galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan ee xad gudubka ah, hal ka mid ah shuruudahan lama buuxin.