U turjun:
Xuquuqda galmada
Xuquuqaha aadame kasta ee la kullanka iyo noolaashaha galadiisa ama keeda. Tusaale ahaan: xuquuqda lagu doortomid ah lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan, xaqa lagu go’aansado haddii aad samaynayso ama aanad samaynayn galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan, xaqa macluumaadka lagu helo ku saabsan galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan