U turjun:
Kufsi
Samaynta xariir galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan ka dhanka ah ruux'a. Gelintu waxay ku dhici kartaa qayb jidhka ah ama shay. Kufsiga waxa mamnuucay sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan.