U turjun:
Qof wayn
Nin ama haweenay da’ ku filan leh sida waafaqsan sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan si loo gaadho go’aan ku saabsan isaga/iyada noloshiisa. Inta badan wadamada yurub, qofku waxa uu noqdaa qof waynQof waynNin ama haweenay da' ku filan leh sida waafaqsan sharciga si loo gaadho…Akhri wax badan isaga/iyada dhalashadiisa ama teeda 18naad.