Wax cunidda

Dareenka u soo jeedi waxa aad cunto.

  • Wax u cun si caafimaad leh: khudrad badan, khuddaar iyo xubuub (baradhada iyo rootiga) iyo waxyaabaha caanaha ka yimaada (caano iyo jiis);
  • Wax badan oo qayb yaryar ah cun maalintiiba beddelka dhowr cunto oo wayn (way fududahay in la dheefshiido);

    Cuntooyinka qaarkood, camuuda, iyo wasakhda saxarada bisada waxay ka koobnaan karaa jeermis halis ku ah uur jiifka (khatar ah caabuqa wata cudurka laga qaado hilibka aan si wanaagsan loo karin iyo bakteeriyada laga qaado cuntadda wasakhowday):
  • Ha cunin ukunta qaydhin;
  • Ha cunin hilib qydhin ama kalluun uumi lagu bisleeyay;
  • Ha cunin hilib qaydhin ama hilib si dhex dhexaad ah loo bisleeyay. Dhaq gacmahaaga ka dib karista hilibka qaydhin;
  • Cun jiista oo cab caanaha laga iibsado subarmaarkadka (may caanaha aan ala karin);
  • U dhaq khudrada iyo khudaarta si wanaagsan;
  • Xidho galoofyo haddii aad ka shaqayso beerta ama nadiifi sanduuqa bisada la seexiyo. Ka dib gacmahaaga dhaq.

Cabbitaanka

  • Cab biyo kugu filan (1,5 ilaa 2 litir maalin kasta).
  • Ha cabbin bun badan, shaah ama kookaha.
  • Ha cabbin khamro.

Dawooyinka, dawada iyo faytamiinada

  • Ha qaadan waxdawooyin ah addoon waydiin ummulisadaada, dhakhtarka haweenka ama dhakhtarka guud.
  • Sigaar ha cabbin.
  • Ha qaadan maandooriye.
  • Qaado faytamiinka loogu yeedho "folic acid" muddada 3 bilood ee koowaad ee uurka. Waydii ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka iyadda. Waxaad bilaabi kartaa qaadashada marka aad qorshayso inaad uuraysato. Waxaad ka iibsan xaga farmasiga ama farmasiile.

Jimicsiga iyo nolosha dibada guriga

  • Noqo qof firfircoon: soco, baaskiil kaxee, dabaalo, iwm.

  • Naso marka aad daasho.

  • Ka joog qorraxda.

Galmo

Waxaad samayn kartaa galmo muddada uurka.

Haweenay uur leh oo galmo samaynaysa marka ay ku dul fadhido ninka.

Araga ummulisada

Ballan ka samayso ummuliso aagaaga ah sida ugu dhakhsaha badan markaad ogaato inaad uur leedahay. Ummulisadu waxay xaqiijisaa uurkaaga. Haddii aad uur leedahay, ummulisada ama dhakhtarka haweenka waxa uu kula socon doonaa adiga iyo uur jiifkaaga muddada uurka oo dhan.

Dhakhtar ka qaadaya muunada dhiiga haweenay si uu u hubiyo haddii ay uur leedahay.

Eten

Let op wat u eet. 

  • Eet gezond: veel fruit, groenten en graanproducten (brood en aardappelen) en melkproducten (melk en kaas); 
  • Eet veel kleine porties per dag in plaats van een paar grote maaltijden (gemakkelijker om te verteren);

    Sommige voedingsmiddelen, aarde en vuile kattenbakvulling kunnen ziektekiemen bevatten die gevaarlijk zijn voor de foetus (risico op besmetting met toxoplasmose en listeria):
     
  • Eet geen rauwe eieren;
  • Eet geen rauwe of gerookte vis;
  • Eet geen rauw of half doorbakken vlees. Was uw handen nadat u rauw vlees heeft gesneden;
  • Eet kaas en drink melk van de supermarkt (geen rauwe melk); 
  • Maak fruit en groenten goed schoon;
  • Draag handschoenen als u in de tuin werkt of de kattenbak schoonmaakt. Was nadien uw handen.

Drinken

  • Drink genoeg water (1,5 - 2 liter per dag);  
  • Drink niet te veel koffie, thee en cola.
  • Drink geen alcohol.

Medicijnen, drugs en vitaminen

  • Neem geen medicijnen zonder toestemming van uw verloskundige, gynaecoloog of specialist.
  • Rook niet.
  • Gebruik geen drugs.
  • Neem foliumzuur (= een vitamine) tijdens de eerste 3 maanden van de zwangerschap. Vraag ernaar bij uw verloskundige of gynaecoloog. U kunt dit al beginnen te nemen als u van plan bent om zwanger te worden. U kunt het kopen bij een drogist of apotheek. 

Lichaamsbeweging en buitenleven

  • Blijf actief: wandel, fiets, zwem…

  • Rust als u zich moe voelt.

  • Blijf uit de zon.

Seks

Een zwangere vrouw heeft geslachtsgemeenschap terwijl ze bovenop de man zit.

Naar de verloskundige gaan

Maak een afspraak met de verloskundige als u weet dat u zwanger bent.
Maak een afspraak met de verloskundige als u weet dat u zwanger bent.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Ummulisada
Isla marka aad ogaato inaad uur leedahay, waxaad ballan la samaysan kartaa ummulisada aagaaga. Ummulisadu waxay taageertaa oo la talisaa adiga muddada uurkaaga, ummulida iyo muddada islamarkaa aad ummusho.
Dhakhtarka cudurada haweenka
Haddii aad uur leedahay oo lagu soo gudbiyay, waxaad booqataa dhakhtarka cudurada haweenka. Ummulisada ama dhakhtarka guud ayaa ku gudbiya.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh