Dheecaanka siilka

Dheecaan aan midab lahayn ama cad oo ka yimaad siilka. Tani waa caadi. Dheecaankan waxa uu ka hor istaagaa siilku inuu qalalo. Waxay sidoo kale ka ilaalisaa caabuqyada. Haweenku waxay leeyihiin dheecaan cad oo badan muddada maalmaha rimistakooda ah wareega iyo muddada uurka.

Afscheiding

Kleurloos of wit vocht uit de vagina. Dit is normaal. Het vocht voorkomt dat de vagina uitdroogt. Het beschermt ook tegen infecties. Vrouwen hebben meer afscheiding in de vruchtbare dagen van de cyclus en tijdens een zwangerschap.

Standard term: Afscheid
Neutral term: Vaginale afscheiding, Witverlies

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh