Galmo
Xaqiiqda bayolojiyeed ee noqoshada haweenay (inan) ama nin (wiilk). Wakhtiyada qaarkood, qofka waxa uu leeyahay hal sini oo bayolojiyeed (isaga/ iyadda waxa uu ku dhashaa lab ama dhedig) laakiin waxa uu leeyahay aqoonsiga sinjiga ku lidka ah sinjiga (nin dareemaya sida haweenay, ama haweenay dareemaysa sida nin).