Hormoonka

Walaxda uu jidhku soo saaro. Hormoonadu waxay muhiim u yihiin bacrimiska iyo galmada. Hormoonada sidoo kale waxay saameeyaan araga, dhaqanka, dareenka, iwm.

Hormoon

Stof die het lichaam aanmaakt. Hormonen zijn belangrijk voor de vruchtbaarheid en seksualiteit. Hormonen hebben ook invloed op het uiterlijk, het gedrag, emoties...

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh