Ku muddista shay ahhormoono gacanta ama badhida si looga hortaggo uurka (qaabka ka hortagga uurka). Ka dib muddista haweenaydu ma uuraysan karto ilaa 3 bilood. Kalkaalisada, dhakhtarka amadhakhtarka haweenka ayaa bixiya mudniinka.
Injectie met een hormoon in de arm of bil om zwangerschap te voorkomen (anticonceptie). Na een injectie met de prikpil kan een vrouw 3 maanden niet zwanger worden. Een verpleegkundige, dokter of gynaecoloog geeft de injectie.
La xidhiidh