2 xubnood oo yar oo ku yaala jidhka ninka Qanjidhka shahwada waxa uu ku xigaa qanjidhka borosyaytka. Qanjidhka shahwada iyo borostaytku waxay soo saaraan dheecaanka ku jira shahwada ninka.
2 kleine organen in het lichaam van de man. De zaadblaasjes liggen tegen de prostaat. De zaadblaasjes en de prostaat maken het vocht in het sperma van de man.
La xidhiidh