Ummulisada

Qofka u tababartay inuu daryeelo haweenka ka hor , muddada gudaha iyo ka dib ummulida. Ummulisadu waxay sidoo kale bixin kartaa (talada) ka hortagga uurka. Ummulisadu waxay noqon kartaa nin ama haweenay.

Verloskundige

Iemand die gestudeerd heeft om vrouwen te begeleiden voor, tijdens en na de bevalling. Bij de verloskundige kunt u ook terecht voor anticonceptie. Een verloskundige kan een man of een vrouw zijn. 

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh