Qayb yar oo ah shahwada ninka taaso bacrimin karta haweenayda unugeeda ugxanta. Marka unuga shahwadu bacrimiyo unuga ukunta, haweenaydu waxay qaadaa uur. Xiniinyahu waxay soo saaraan malaayiin unug oo mani ah maalin kasta.
Deeltje in het sperma van de man dat de eicel van een vrouw kan bevruchten. Wanneer een zaadcel een eicel bevrucht, wordt een vrouw zwanger. Elke dag maken de teelballen miljoenen zaadcellen.
La xidhiidh