Ilma soo ridka waa sharci gudaha Netherland, hoosta xaaladaha soo socda:

  • Ilma soo ridka waa in lagu sameeyaa gudaha rugta ilma soo ridka ama cusbitaal haysta ruqsad uu ku sameeyo ilma soo ridka.
  • Waa xaalad degdeg ah Sharciga ma caddeeya dhab ahaan waxa "xaalada degdega ah" ay tahay. Haweenaydu waxay go'aamisaa inay tahay xaalad degdeg ah.
  • Ka hor ilma soo ridka, go'aan gaadhida la tashiga waa inay ka dhacdaa dhakhtarka guud.
  • Ilaa 16 maalmood uurka waxaad haysan kartaa ilmaiska soo rid hore. Xaaladan uma baahnid in laguu gudbiyo dhakhtar, oo ma jirto sharci ahaan wakhtiga waajibka ah ee wax kaalmo la siinayo.
  • Gudaha Netherlands, ilma iska sooridka waxaa la oggolyahay ilaa 24 todobaad oo uur ah. Tan waxaa lagu dhisay sharciga sababtoo ah ilma ilaa 24 todobaad kuma noolaan karo meel ka baxsan ilma galeenka. Dhaqan ahaan, ilma iska sooridka waxa lagu sameeyaa 22 todobaad oo uurka ah.
Haweenay wax la falanqaynaysa xirfad yaqaan caafimaad gudaha rugta ilma iska soo ridka.

Kumaa go'aamiya?

Laga bilaabo da'da 16, haweenaydu waxay go'aan ku gaadhay wax ku saabsan ilama iska soo ridka. Lamaanheedu ma qaadan karto go'aankan oo uma baahna in lagu wargeliyo.

Haweenka ka yar da'da 16 waxay u baahanyihiin oggolaanshaha waalidkooda ama masuulka. Haddii tani aanay suuragl ahayn, u tag dhakhtarkaaga guud ama si toos ah rugta caafimaadka ilma soo ridka. Xaalado badan, tan macnaheedu waxa weeye in oggolaanshaha waalidka aan loo baahnayn.

Halkaan ku helaa ilma soo ridka?

Gudaha Netherlands, waxaad tegi kartaa rugta ilma soo ridka ama cusbitaal leh ruqsada samaynta ilma soo ridka haddii aad doonayso ilma soo ridka.

Ka dib ilma soo ridka

Ilma soo ridka waxa uu noqon kartaa dareennahaan dhacdo dhib leh. Haddii aad doonayso inaad ka hadashom waxaad la xidhiidhi kartaa dhakhtarka guud ama Fiom.

Kharashyada ilma soo ridka

Qof kasta oo si sharci ah u degan ama ka shaqeeya Netherlands waxa uu ku jiraa caymiska ilma soo ridka oo waxa uu xaq u leeyahayd aawaynta. Dadka ku degen sharci darro gudaha Netherlands iyo dadka si ku meel gaadh ah u degen Netherlands caadi ahaan caymis kuma jiraan. Xaaladaas waxaad isticmaali kartaa nidaamka daryeelka caafimaad ahaan lama hiraanka ah.

Abortus is in Nederland toegestaan onder de volgende voorwaarden:

  • De abortus wordt uitgevoerd in een abortuskliniek of een ziekenhuis met een vergunning voor het uitvoeren van een abortus. 
  • Het is een noodsituatie. De wet specificeert niet wat een 'noodsituatie' precies is. De vrouw kan zelf beslissen of het een noodsituatie is.
  • Voor de abortus vindt een besluitvormingsgesprek met de huisarts of abortusarts plaats.
  • Tot en met 16 dagen overtijd komt u in aanmerking voor een overtijdbehandeling. Dan heeft u geen verwijzing nodig van een arts, en is er geen wettelijke bedenktijd. 
  • Abortus is in Nederland toegestaan tot 24 weken zwangerschap. Dit staat zo in de wet omdat een kind tot 24 weken niet buiten de baarmoeder kan leven. In de praktijk wordt een abortus meestal tot 22 weken zwangerschap gedaan. 
Een vrouw heeft een gesprek met een zorgverlener in een abortuskliniek

Wie neemt de beslissing?

De vrouw beslist vanaf 16 jaar zelf over een abortus. 

Vrouwen jonger dan 16 jaar hebben toestemming nodig van een ouder of voogd. Is dit niet mogelijk, ga dan naar de huisarts of rechtstreeks naar een abortuskliniek. In veel gevallen is de toestemming van de ouders dan niet nodig. 

Waar kan ik een abortus laten uitvoeren?

In Nederland kunt u naar een abortuskliniek gaan als u vragen heeft over abortus of een abortus wil laten uitvoeren. 

Kosten van een abortus

Iedereen die legaal in Nederland woont of werkt is hiervoor verzekerd en heeft recht op kosteloze behandeling. Personen die illegaal in Nederland verblijven en personen die tijdelijk in Nederland verblijven zijn in de regel niet verzekerd. U kunt zich beroepen op de procedure voor medisch noodzakelijke zorg. 

Hulp na een abortus

Een abortus kan een ingrijpende gebeurtenis. Als u erover wilt praten, kunt u contact opnemen met uw huisarts, Fiom of Siriz. 

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Adeega saacadaha Dhakhtarka guud shaqada ka maqan yahay
Waxaad wici kartaa Adeega saacadaha Dhakhtarka guud shaqada ka maqan yahay (huisartsenpost) ee fiidka ama dhammaadka todobaadka. Waad booqan kartaa haddii aad u baahantahay daryeel degdeg ah. "Degdeg" macanheedu waxa weeye dhibta caafimaadka ma sugu karto ilaa maalinta shaqada xigta ee dhakhtaarkaaga guud. Markaad wacdo, go'aan ayaa la gaadhaa haddii aad u baahantahay inaad booqato adeega saacadaha dhakhtarka guud shaqada ka maqanyahay.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Fiom
Taageerada iyo talada uurka aan lagu talo gelin ama la doonayn: macluumaadka onlaynka ah, booqo websaydka ama wac Fiom.
088 126 49 00
La macaamilka ilma iska soo rida - Siriz
Macluumaadka iyo taagerada la macaamilka cawaaqibka nafsaaniga ah ee ilma iska soo ridka. Shaqada Siriz waxay ku salaysantahay rumaysnida in bilowga nolosha aan dhalan ay leedahay xaqa inay u horumarto in dheer si ay u dhalato.
Ilma iska soo ridka
Ilmaha waad iska soo ridi kartaa haddii aad haysato uur aanad doonayn oo aad doonayso inaad soo af jarto uurka.
La macaamilka ilma iska soo rida - Fiom
Macluumaadka iyo taagerada la macaamilka cawaaqibka nafsaaniga ah ee ilma iska soo ridka. Fadlan ogow: websaydkan waxaa keliya lagu heli karaa afka Dhajka.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh