Zanzu waxa sameeyay Sensoa & BzgA. Rutgers, waxay u qaadatay Zanzu isticmaalka gudaha Netherlands. Rutgers waa xarunta Dhajka ee khibrada caafimaadka galmada iyo xuquuqaha. Waxay ka koobantahay waxaa ansixiyay khabiirada Rutgers oo la shaqaynaya khabiirada Koninklijke Nederlandse Organisatie Verloskundigen (KNOV), Soa Aids Nederland iyo Pharos. 

Si loo horumariyo caafimaadka galmada iyo xuquuqaha, Rutgers waxay isku xidhaa calimi baadhid, adeegyada muuqda iyo u doodista. Shaqadayadu waxay ku sifaysantahay ku darida iyo habka firfricoon ee aanu ka qaadano waxbarashadda galmada, helitaanka horumarsan ee kiniinka ka hortaga uurka iyo ilma soo ridka badbaadada ah, iyo ka hortaggaa dagaalka galmadda ah. Rutgers waxay ka shaqaysaa gudaha Netherlands iyo 18 wadamo kale ah.

Zanzu.nl waxaa maalgeliya Wasaaraa Caafimaadka, Daryelka iyo Ciyaaraha Netherlands.

Fadlan noo sheeg waxa aad u malaynayso inuu wanaagsan yahay iyo aanu wanaagsanayn ee ku saabsan Zanzu.nl.

 

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh