La noolaanshaha HIV maaha qaab fudud. Wakhtiyada adag, waxay noqon kartaa nefis in lala hadlo qof wax kaga saabsan.
U sheegida dadka inaad qabto HIV waxay ku yeelan kartaa saamayn wanaagsan. Dadka og waxay kuu fahmi doonaan adiga si ka wanaagsan oo waxay ku siin taageero ka fiican.

Markaad ka hadasho heerka HIV

Ka hadal wax ku saabsan HIV marka aad u diyaar tahay oo aa ddareento baahida inaad ka hadasho wax ku saabsan. Dad badan waxay dareemaan baahida lagu hadli marka:

  • Waxaa loo sheegay inay qabaan HIV.
  • Waa inay bilaabaan qaadashada dawada.
  • Waxay bilaabeen xidhiidh cusub.
  • Cadaadiska nolosha leh sirta waxay noqotaa mid aad uga badan mid wax laga qabto.

Dooro daqiiqad adiga kugu habboon.

U diyaar ahow

U diyaar ahow marka aad u sheegto qof marka iyadda/ isaga ku waydiin doono su'aalo.

  • Isku day inaad shaaca ka qaado waxa aad ka walaacsanayahay iyo waxa kaa dhiga wax aan la hubin.
  • Sharax waxaad dhex ma jiiranayso sida saxa ah ee suuragalka ah.
  • Ka waran waxa aad doonayso inaad ka guul gaadho addoo u sheegaya qof.
  • Ha filin jawaab degdeg ah ama fal celin ka timaada dadka aad u sheegayso.

La hadal dadka aad ku kalsoontahay oo ku caawin kara adiga.

Dad badan ma garanayaan wax badan oo ku saabsan HIV ama qaba nacayb. Waxay u fal celin karaan qaab layaab leh ama qaab xun. Tani khaladkaaga maaha. Waxaad isku deyi kartaa inaad iyaga siiso macluumaadka xidhiidha wixii ku saabsan HIV.

La hadalka dadka kale ee qaba HIV

Adoo maraya ururka Dhajka ee HIV (HIV Vereniging) waxaad la kulmi kartaa dad qaba HIB, kala kaftan onlaynka, waydii su'aalo oo la wadaaga khibrado.

Heerkaaga HIV iyo sharciga

Waajib kuguma aha inaad qof u sheegto waxa ku saabsan heerkaaga HIV. Markaas maaha xataa, tusaale ahaan, xaga shaqada ama naadigaaga ciyaaraha.

Waxay noqon kartaa muhiim in loo sheego xirfad yaqaanada caafimaadka inaad qabto HIV. Tani waxay keliya awood u yeelan doontaa inay bixiso daryeelka ugu fiican ee caafimaadkaaga haddii ay ogyihiin wax ku saabsan caabuqaaga. Waxaad si xor ah ula hadli kartaa xirfad yaqaanka caafimaadka. Isaga /iyadda ma siin karo macluumaad adiga kugu saabsan qof kale. Isaga/ iyadda waxaa sharcigu ku waajibayay inay tixgeliyaan gaar ahaanshahaaga. Isaga/ iyadda kuma qiimayn karo.

Dadka looma oggola inay ku takooraan adiga sababtoo ah waxaa dqabtaa HIV.

Leven met hiv is niet altijd gemakkelijk. In moeilijke periodes kan het opluchten om er met iemand over te praten. 
Anderen vertellen dat u hiv heeft kan positieve effecten hebben. Wie het weet zal u beter begrijpen en u beter kunnen steunen.

Wanneer over uw hiv-status vertellen

Praat alleen over hiv wanneer u daar klaar voor bent en u behoefte voelt om erover te praten. Veel mensen hebben behoefte om erover te praten wanneer:

  • Ze pas te horen kregen dat ze hiv hebben.
  • Ze beginnen met medicijnen nemen.
  • Ze aan een nieuwe relatie beginnen.
  • Wanneer het geheim te zwaar begint te wegen.

Kies het beste moment voor uzelf.

Wees voorbereid

Bereid u voor als u het iemand gaat vertellen, want hij/zij zal u vragen stellen. 

  • Probeer te achterhalen wat u zorgen baart en wat u onzeker maakt.
  • Leg zo precies mogelijk uit wat u doormaakt. 
  • Denk na over wat u wil bereiken door het aan iemand te vertellen.
  • Verwacht niet onmiddellijk een antwoord of reactie van de persoon aan wie u het vertelt. 

Praat met mensen die u vertrouwt en die u kunnen helpen. 

Veel mensen weten niet veel over hiv of hebben vooroordelen. Zij kunnen vreemd of negatief reageren. Dat is uw schuld niet. U kunt proberen hen correcte informatie over hiv te geven. 

Praten met andere mensen met hiv

U kunt via de hiv vereniging andere mensen met hiv ontmoeten, chatten, vragen stellen en ervaringen delen. 

Uw hiv-status en de wet

U bent niet verplicht om iemand in uw omgeving iets te vertellen over uw hiv-status. Ook niet bijvoorbeeld op het werk of op een sportclub. 

Het kan belangrijk zijn om zorgverleners te vertellen dat u hiv heeft. Enkel wanneer ze van uw infectie weten, kunnen ze zo goed mogelijk voor uw gezondheid zorgen. U kunt vrijuit praten met een zorgverlener. Hij/zij mag geen informatie over u doorgeven aan anderen. Hij/zij is bij wet verplicht om uw privacy te respecteren. Hij/zij zal u niet veroordelen.

Mensen mogen u niet discrimineren omdat u hiv heeft.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Xarumaha dawaynta HIV
Haddii aad qabto HIV, waa muhiim in lagu daweeyaa. Liiska xarumaha dawaynta HIV gudaha Netherlands.
Ururka HIV
Wixii su'aalo ah ee ku saabsan HIV iyo la xidhiidhka dadka kale ee qaba HIV
Poz & Proud
Ururka raga khaniiska ah ee qaba HIV
Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Goobta
Goobta khaniisadaha, khaniisiinta, labba sinjiilayaasha iyo qofka sinjigiisa beddela. Haddii aad qabto wax su'aalo ah, waxaad ka waydiin kartaa iimayl ahaan, qoraal onlayn ahaan ah ama telefoonka.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh