Gasho kondhomka ka hor gelinta. U samee qaabka soo socda:

  • Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
  • Ka jeex kiishka ka fur daloolka. Ha isticmaalin maqas, mindi ama ilkaha oo ka feejignow cidiyaha dhaadheer. Waxaad waxyeeli kartaa kondhomka
  • Dib u jiid buuryada haddii aan guska la gudin. Marooji caarada kondhomka si aad meel ugu banayso shahwada oo geli kondhomka guudka guska. Gusku waa inuu ahaan mid adag(kacsiga).
  • Hubi in qarqarka la duubay ee komdhomku uu dibada yahay. Hoos ugu laab guudka guska oo dhan markaas ma siibanayso muddada galmada.
  • Ka dib biyo baxa, ka saar kondhomka guska. Samee taas weli marka gusku adag yahay oo qaba kondhomka girgirka.
  • Hubi inaan wax shahwad ah ka daadan kondhomka.
  • Ku xidh kondhomka guntin. Taasi waxay ka hortagtaa inay daadato. Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.
Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
Ka jeex kiishka ka fur daloolka.
Ka jeex kiishka ka fur daloolka.
Marooji caarada kondhomka si aad meel ugu banayso shahwada oo geli kondhomka guudka guska.
Marooji caarada kondhomka si aad meel ugu banayso shahwada oo geli kondhomka guudka guska.
Hubi in qarqarka la duubay ee komdhomku uu dibada yahay. Hoos ugu laab guudka guska oo dhan markaas ma siibanayso muddada galmada.
Hubi in qarqarka la duubay ee komdhomku uu dibada yahay. Hoos ugu laab guudka guska oo dhan markaas ma siibanayso muddada galmada.
Kondhomku waxa uu u diyaar yahay isticmaal.
Kondhomku waxa uu u diyaar yahay isticmaal.
Ka dib biyo baxa, ka saar kondhomka guska. Samee taas weli marka gusku adag yahay oo qaba kondhomka girgirka.
Ka dib biyo baxa, ka saar kondhomka guska. Samee taas weli marka gusku adag yahay oo qaba kondhomka girgirka.
Hubi inaan wax shahwad ah ka daadan kondhomka.
Hubi inaan wax shahwad ah ka daadan kondhomka.
Ku xidh kondhomka guntin. Taasi waxay ka hortagtaa inay daadato. Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.
Ku xidh kondhomka guntin. Taasi waxay ka hortagtaa inay daadato. Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.

Isticmaalka kondhomka hal mar.

Kondhomada waxaa la heli karaa iyagoo cabbiro kala duwan ah, iyaddoo ku xidhan adayga guska. Kondhomku waa inaanu aad u giijisnaan ama aad u debecsanaan

Ha isticmaalin 2 kondhom isku wakhti. Kondhomku wuu jeeximi karaa.

Keliya isticmaal kuwa biyaha u leh saliid ahaan guudka kondhomka. Hubi inaad saliid isticmaasho marka galmada xun.

Iibsiga kondhomyada

Waxaadka iibsan kartaa kondhomyada xaga farmasiga, farmasiile ama suuqa subarmaarkadka. Wakhtiyada qaarkood waxaad sidoo kale ka heli kartaa baararka, naadiyada habeenka ama mishiinada iibka alaabta.

Kondhomku waxa uu u kala duwan yahay qiimaha intaa u dhaxaysa 0,20 and 0,90 €. Kondhomada gaarka ah, tusaale ahaa oo leh ur gaar ah ama dhinacyo waa qaali. Magan galya doonku waxay ku heli karaa kondhomada bilaasha xaga xarunta caafimaadka ee xarunta magan galyadoonkooda.

Breng een condoom aan voor penetratie. Doe het als volgt:

  • Controleer of de vervaldatum nog niet overschreden is. Gebruik alleen condooms met een CE-kwaliteitslabel op de verpakking.
  • Scheur de verpakking open aan de inkeping. Gebruik geen schaar, mes of uw tanden en wees voorzichtig met lange nagels. U kunt het condoom anders kunnen beschadigen.
  • Trek de voorhuid terug als de penis niet besneden is. Knijp het topje van het condoom dicht om plaats te laten voor het sperma en plaats het condoom op de top van de penis. De penis moet stijf zijn (erectie).
  • Zorg dat de opgerolde rand van het condoom aan de buitenkant zit. Rol het condoom af over de volledige lengte van de penis om te voorkomen dat het afglijdt tijdens het vrijen. 
  • Trek na de zaadlozing terug. Doe dit als de penis nog stijf is en houd het condoom vast bij de rand. 
  • Voorkom dat er sperma uit het condoom lekt.  
  • Maak een knoopje in het condoom. Zo kan er geen sperma lekken. Gooi de gebruikte condoom in de vuilnisbak. 
Controleer of de vervaldatum nog niet overschreden is. Gebruik alleen condooms met een CE-kwaliteitslabel op de verpakking.
Controleer of de vervaldatum nog niet overschreden is. Gebruik alleen condooms met een CE-kwaliteitslabel op de verpakking.
Scheur de verpakking open aan de inkeping.
Scheur de verpakking open aan de inkeping.
Knijp het topje van het condoom dicht om plaats te laten voor het sperma en plaats het condoom op de top van de penis.
Knijp het topje van het condoom dicht om plaats te laten voor het sperma en plaats het condoom op de top van de penis.
Zorg dat de opgerolde rand van het condoom aan de buitenkant zit. Rol het condoom af over de volledige lengte van de penis om te voorkomen dat het afglijdt tijdens het vrijen.
Zorg dat de opgerolde rand van het condoom aan de buitenkant zit. Rol het condoom af over de volledige lengte van de penis om te voorkomen dat het afglijdt tijdens het vrijen.
Het condoom is klaar voor gebruik.
Het condoom is klaar voor gebruik.
Trek na de zaadlozing terug. Doe dit als de penis nog stijf is en houd het condoom vast bij de rand.
Trek na de zaadlozing terug. Doe dit als de penis nog stijf is en houd het condoom vast bij de rand.
Verwijder het condoom. Voorkom dat er sperma uit het condoom lekt.
Verwijder het condoom. Voorkom dat er sperma uit het condoom lekt.
Maak een knoopje in het condoom. Zo kan er geen sperma lekken. Gooi de gebruikte condoom in de vuilnisbak.
Maak een knoopje in het condoom. Zo kan er geen sperma lekken. Gooi de gebruikte condoom in de vuilnisbak.

Gebruik het condoom maar één keer. 

Er bestaan condooms in allerlei maten, afhankelijk van de dikte van de penis. Zorg dat het condoom niet te strak of te los zit. 

Gebruik nooit 2 condooms tegelijk. De condooms zouden kunnen scheuren. 

Breng alleen glijmiddel op waterbasis aan op een condoom. Gebruik zeker glijmiddel bij anale seks.

Condooms kopen

U kunt condooms zonder recept kopen in de apotheek, drogisterij en de supermarkt. Ze zijn soms ook te krijgen in cafés en nachtclubs in automaten.

Een condoom kost ongeveer € 0.20. Specialere condooms, bijvoorbeeld met een speciale smaak of ribbels, kunnen tot € 1 per stuk kosten. Asielzoekers in een COA locatie kunnen gratis condooms verkrijgen bij het gezondheidscentrum. 

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
STI Aids the Netherlands(Soa Aids Nederland)
Haddii aad u malaynayso inaad qabto STI, waa muhiim in lagu baadhaa. Liiska cinwaanada baadhitaanada STI iyo tallaalada.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh