Siigaysigu macnahiisu waa weeye siinta naftaada raaxada galmada addoo ku kicinaya jidhkaaga, gaar ahaansiilka, kintirka, guska, ibta amafutada, gacmahaaga.
Waxaad sidoo kale siigaysan kartaa addoo isticmaalaya walxaha, sida caaga dildo ama gariiraha (caagta galmada). Ka feejignow inaadan naftaada waxyeelin.
Isku day inaad tijaabiso oo fahan waxay tahay.
Siigaysigu waxyeelo ma leh. Haweenka iyo raga xaaska ah way siigaystaan. Sidoo kale waa Sax in aan la siigaysan
Waxaad sidoo kale siigaysan kartaa markaa ku jirtoxidhiidh
Sida loo siigaysto
Waxaad u siigaysan kartaa qaabab kala duwan. Tusaale ahaan:
Rag:
- qabasha ibahaaga, gsdka, kiishka xiniinyaha iyo badhida;
- Qabashada guska iyo u dhaqaajinta gacanta hore iyo dib;
- dhaqdhaqaaqa kala duwan ee xawaaraha, socodka iyo adkaanashaha.
Haddii aad gudantahay, way wanaagsantahay in la isticmaalo saliid sida Baasliin ama saliid aan ka koobnayn saliida caadiga ah (biyaha leh). Weligaa ha ku isticmaalin Baasliinta kondhomka. Waxay waxyeeli kartaa kondhomka
Haweenay:
Isku siigaynta
Lamaanahu sidoo kale way isku siigayn karaa.