Sawirka qaawan waxa uu muujinayaa dhaqanada galmada oo sawiran, filimaan, sawiro ama qoraalo. Dadku waxay u isticmaalaan sawirka qaawaan si ay galmo ahaan dareenku u kaco.

Waa Okeey haddii aad jeceshahay sawirada qaawan. Dad badan ayaa jecel sawirada qaawan, kuwa kale ma jecla.

Sawirka qaawan iyo galmada dhab ahaan.

Sawirada qaawan lama mid ah galmada dhabta ah. Tusaale ahaan, sawirada qaawan dadku:

  • had iyo jeer waxay leeyihiin jidh dhuuban, guswayn ama naaso waa wayn (kuwaas oo inta badan footoshob lagu sameeyo);
  • doonaya oo galmo samayn kara wakhti kasta;
  • ha muujin wax dareeno ah.

Runtu caadi ahaan sida maaha. La sahami lammaanahaaga waxa aad xiisayso noloshaada galmadda;

Sawirada qaawan oo aad u badan

Daawashada sawirka qaawan waxa uu noqon karaa dhibaato haddii aad inta badan daawato iyaddoon la xakamayn. Haddii aad dareento inaad u baahantahay maalin kasta oo aad u baahato wax badan oo badan, waxaad la hadli kartaa xirfad yaqaan caafimaad wax ku saabsan.

Sawirada qaawan iyo sharciga

Daawashada sawirada qaawan waxaa sharcigu u ogol yahay hoosta xaalado gaar ah. Sawirada qaawanida carruurta had iyo jeer waxaa macmnuucay sharciga.

Pornografie toont seksueel gedrag aan de hand van foto's, films, tekeningen of tekst. Mensen gebruiken pornografie om seksueel opgewonden te raken.

Het is oké als u pornografie leuk vindt. Veel mensen houden ervan, anderen dan weer niet.

Pornografie en seks in werkelijkheid

Pornografie toont niet hoe seks in werkelijkheid is. Bijvoorbeeld, in pornografie:

  • hebben mensen altijd slanke lichamen, een grote penis of grote borsten (die vaak gefotoshopt zijn);
  • willen en kunnen mensen altijd seks hebben;
  • tonen mensen geen emoties.

In werkelijkheid gaat het er meestal anders aan toe. Ontdek samen met uw partner wat u leuk vindt op seksueel vlak.

Te veel pornografie

Pornografie kijken kan een probleem worden als u heel vaak kijkt zonder dat u het onder controle heeft. Praat erover met een zorgverlener als u het gevoel heeft dat u het elke dag en steeds vaker nodig heeft.

Pornografie en de wet

Pornografie kijken is wettelijk toegestaan onder bepaalde voorwaarden. Kinderpornografie is altijd strafbaar.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Qabtinka maandooriyaha
Haddii aad tahay qof qabatimay khamrada, maandooriyaha ama galmada, waxaa lagaa dawayn karaan qabatinka. Halkan waxaad ka heli kartaa macluumaadka, taageerada iyo cinwaanada khuseeya daawaynta qabatinka.
Jellinek - ee qabatinka maandooriyaha
Haddii aad tahay qof qabatimay khamrada, maandooriyaha ama galmada, waxaa lagaa dawayn karaan qabatinka. Halkan waxaad ka heli kartaa macluumaadka, taageerada iyo cinwaanada khuseeya daawaynta qabatinka.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh