Guurku waa midowga rasmiga ah ee u dhexeeya 2lamaane. Si guurku u noqdo sharci, guurku waa inuu buuxiyo dhowr shuruudood.

Dadka qaar waxay u guursadaan jacayl, kuwa kalena waxay u guursadaan asbaabo dhab sida dheefo dhaqaale, awood, heerka qofka ama carruurta. Guurka waa la habbayn karaa, ama waa uu dhacaa sababtoo ah labbada lamaane ayaa doorta inay is guursadaan.

Guurku waxa uu ku lug leeyahay ka go'naanshaha labbada lamaaneba.

Dadku sidoo kale waxay soo af jari karaan guurka. Tan waxaa loogu yeedhaafuriinka.

Nin iyo haweenay isku guursanaya hoolka magaalada

Guurka la habbeeyay

Guurka la habeeyay, waalidka ama xubnaha qoyska kale ayaa doorta qofka carruurtooda ama qaraabada da'da yar ay guursan doonto. Labbada haweenka iyo ragaba waa loo guurin karaa.

Dadka dhalin yarta ah ee ka qayb ah inta badan waxay go'aan ka gaadhaan haddii ay doonayaan inay guursadaan ama aanay guursan, laakiin tani inta badan maaha xaalada. Si waafaqsan sharciga gudaha Yurub, waxaa laguu guurin karaa qof aanad doonayn. Guurka khasabka ah waxaa mamnuucay sharciga. Qof kastaa waxa uu leeyahay xaqa uu ku doorto lamaane. Haddii aadan doonayn inaad guursato lamaanaha laguu doortay adiga, kala hadal qof aad ku kalsoontahay, ama waydii caawimo xirfad yaqaan.

Guurka isku jirka ah iyo guurka hijrada.

Guurka isku jirka ah waa guurka u dhexeeya 2 qof oo dhaqan, isir ama asalka diinta kala duwan.

Hijrada guurka macnaheedu waxa weeya in hal lamaane uu u guuro wadan halka lamaanaha kale uu ku nool yahay.

Guurka dadka isku sinjiga ah

Wadamo Yurub ah oo kala duwan, dadka khaniisiinta ahxidhiidhka (iskusinjiga) sidoo kale way isguursadaan ama waxay galaan lamaananimada sharciga ah ee diiwaanka gashan.

2 nin oo isku guursanaya hoolka magaalada

Een huwelijk is een officiële verbintenis tussen 2 partners. Om voor de wet getrouwd te zijn, moet een huwelijk aan bepaalde voorwaarden voldoen.

Sommige mensen trouwen uit liefde, andere om praktische of materiële redenen, zoals financieel voordeel, macht, status, kinderen. Een huwelijk kan gearrangeerd zijn of de keuze van beide partners zijn.

Een huwelijk vraagt betrokkenheid van beide partners.

Mensen kunnen hun huwelijk ook beëindigen. Dit heet scheiden.

Een man en een vrouw trouwen in een stadhuis

Gearrangeerd huwelijk

In een gearrangeerd huwelijk kiezen de ouders of andere familieleden de persoon met wie hun kinderen of jongere familieleden zullen trouwen. Zowel mannen als vrouwen kunnen worden uitgehuwelijkt.

De jongeren kunnen vaak zelf kiezen of ze al dan niet willen trouwen, maar dit is niet altijd het geval. In Europa kunt u volgens de wet niet worden uitgehuwelijkt aan iemand met wie u niet wilt trouwen. Een gedwongen huwelijk is strafbaar. Iedereen heeft het recht om een partner te kiezen. Als u niet wilt trouwen met de partner die voor u werd gekozen, praat hier dan over met iemand die u kunt vertrouwen of zoek professionele hulp.

Gemengd huwelijk en huwelijksmigratie

Een gemengd huwelijk is een huwelijk tussen 2 mensen met een andere culturele, etnische of religieuze achtergrond.

Huwelijksmigratie betekent dat een van beide partners verhuist naar het land waar de andere partner woont.

Huwelijk tussen mensen van hetzelfde geslacht

In verschillende Europese landen kunnen mensen met een homoseksuele relatie (zelfde geslacht) ook trouwen of geregistreerd partnerschap aangaan. 

2 mannen trouwen in een stadhuis

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Korrelatie
Haddii aad doonayso inaad ka hadasho mowduucyada sida xidhiidhada, dareemadaada ama galmada, waxaad wici kartaa, qoraal onalyn ah kula hadli ama boosta ku soo dir addoo magacaaga qarinaya Korrelatie.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh