Lamaanaha leh xidhiidhku maaha 2 qof oo isku mid ah. Isku mid maaha, laakiin waxay leeyihiin xuquuq isku mid ah. Tan macnaheedu waxa weeye xadadka iyo doorashooyinka lamaane kasta waa la tixgeliyaa.

Xidhiidhka inta badan ma dareemo marka xadadka hal ka mid ah lamaanaha la tixgeliyo.

Lamaanayaasha isku mida waxay caawin karaan lamaana kasta inuu u dareemo naftiisa ama teeda mid wanaagsan.

  • Awood iskuma sheegtaan (ma dareemaan inuu ka qiima badan yahay midka kale)'
  • Uma baahna oggolaanshaha ama fikrada ka kale ee ku saabsan wax kasta (uma malaynayaa inay ka qiima yar yihiin ka kale).
Lamaan u wada hadlaya sinaan

Lamaanayaasha simani waxay gutaan masuuliyada xidhiidhka. Tusaale ahaan: way wada go'aansadaan haddii ay doonayaan inay carruur dhalaan ama aanay dhalin (qorshaynta qoyska) iyo haddii ama waxa ay tahay nooca ka hortagga uurka ay rabaan inay isticmaalaan.

Wakhtiyada qaarkood sinaan la'aanta waxay keentaa dagaalka lamaanaha ama dhaqanka ku xad gudubka galmada.

Haweenay iyo nin sariirta kaga wada hadlaya waxa ku saabsan ka hortagga urka.

Partners in een relatie zijn geen 2 identieke personen. Ze zijn niet hetzelfde, maar hebben wel dezelfde rechten. Dit betekent dat de grenzen en keuzes van elke partner gerespecteerd worden.

Een relatie voelt vaak negatief aan wanneer de grenzen van een van de partners niet gerespecteerd worden.

Gelijke partners kunnen elkaar helpen om een positief zelfbeeld te creëren: 

  • Zij oefenen geen macht uit over de andere (ze vinden niet dat ze meer waard zijn dan de andere);
  • Zij willen geen goedkeuring van de andere of willen niet de mening van de andere over alles (ze vinden niet dat ze minder waard zijn dan de andere).
Een koppel dat met elkaar praat als gelijken

Gelijke partners dragen evenveel verantwoordelijkheid binnen een relatie. Ze beslissen bijvoorbeeld samen of ze al dan niet kinderen willen (gezinsplanning), of ze anticonceptie willen gebruiken en welke soort ze gaan gebruiken.

Soms kan ongelijkheid leiden tot partnergeweld of seksueel grensoverschrijdend gedrag.

Een vrouw en een man praten in bed over anticonceptie

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Veilig Thuis ('Badbaado ku ah guriga')
Veilig Thuis ('Badbaado ku ah guriga') waxay bixisaa macluumaad bilaash ah iyo talo xaalada dagaalka xidhiidhka lamaanaha ama qoyska.
Booliska
Caawimada xaalada nolosha halis gelinaysa
101
Gurmadka
Wac 112 haddii caawimo u baahantahay isla markaaba.
112
Xafiisyada ku lidka ah takoorka
Haddii aad dareento in lagu takooray, waxaad uga warbixin kartaa xafiiska ku lidka ah takoorka.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh