Markaad xaasid ku tahay xidhiidhkiina, waxaad maangal ahaan ka baqanaysaa inaad waydolamaanahaaga ama /dareenkiisa ama keeda. Waxaad dareemi kartaa amni daro.

Lamaanahaagu waxa uu sidoo kale dareemi karaa xaasidnimo.

In xaasidnimo la dareemaa waa caadi. Haddii xaasidnimadu sii xoogaysato, waxay ku noqon kartaa dhibaato adiga iyo lamaanahaaga.

Haddii adiga iyo lamaanahaagu aad samaysaan qaab xaasidnimo ah, isku daya inaad fahamtaan waxa sababaya xaasidnimada. Kala hadal lamaanahaaga wax ku saabsan saamaynta xaasidnimada labbadaba adiga iyo waxa ku saabsan filashooyinkaaga iyoxadadka.

Als u jaloers bent in uw relatie, bent u waarschijnlijk bang dat u uw partner of zijn/haar aandacht zult verliezen. U voelt zich misschien onzeker.

Uw partner kan ook jaloers zijn.

Jaloerse gevoelens zijn normaal. Als de jaloezie heel hevig wordt, kan dit voor u of uw partner een probleem worden. 

Als u of uw partner jaloers reageert, probeer dan te begrijpen wat deze jaloezie veroorzaakt. Praat met uw partner over het effect van de jaloezie op u beiden en over uw verwachtingen en grenzen.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Korrelatie
Haddii aad doonayso inaad ka hadasho mowduucyada sida xidhiidhada, dareemadaada ama galmada, waxaad wici kartaa, qoraal onalyn ah kula hadli ama boosta ku soo dir addoo magacaaga qarinaya Korrelatie.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh