Gudaha Netherlands waxaa jira adeegyo badan iyo xirfad yaqaano ku caawin kara adiga haddii aad u baahato macluumaad ku saabsan caafimaadka, haddii aad qabto dhibaato caafimaad ama haddii aad ku jirto xaalad degdeg ah.

Markaad u baahato inaad caawimo u tagto waxay ku xidhantahay meesha aad ku nooshahay iyo sharcigaaga magan galyada. Gudaha Netherlands, waxaad la tashan kartaa dhakhtarkaaga guud marka koowaad marka aad bugto. Marka lagu daro dhakhtarka guud, waxaa jira dhakhaatiir gudaha Netherlands, tusaale ah gudaha cusbitaalada. Waxay garanayaan wax badan oo ku saabsan hal qayb jidhka ah, tusaale ahaan wadnaha ama sambabadada, ama wax ku saabsan cudur gaar ah. Marka lagu daro dhakhaatiirta guud iyo dhakhtarada jooga cusbitaalka, waxaad sidoo kale u tegi kartaa dhakhtarka ilkaha, dhakhtarka indhaha, dhakhtarka dawaynta jidhka, ummulisada, daryeelka guriga, ururka daryeelka dhalin yarada, ama adeega caafimaadka dad waynaha degmadda (GGD) Wixii adeegyada aan caafimadka ahayn, sida taageerada dhabta ah ama bulshadda dhexdeeda, waxaad utegi kartaa ururada wixii shaqada bulshadda ah.

Haweenay u tegaysa dhakhtar

Hooyada xarunta magan galya doonka ah (azc)

Xarunta magan galya doonka waxay sisaa daryeelka caafimaad dhammaan magan galya doonka ku nool halkan, iyaddoon loo eegin sharcigooda magan galya doonka. Xaga xarunta magan galya doonka, waay la tashan karaan dhakhtarka guud, ummulisada ama daryeelka dhalin yarada oo waxaa loo gudbin karaa cusbitaal. Magan galya doonka waxay haystaan xaqa daryeelka caafimaadka la midka ah dadka Dhajka, waxaa lagu caymiyaa bilaash oo waxba ma bixinayaan. Dadka da'da yar ilaa dadka 18, daawaynta dhakhtarka ilkaha waa laga bixiyaa sidoo kale. Wixii dadka waa wayn ah waxaa la siiyaa ilaa ugu badbaan qadar 250 Yuuro ah sanadkiiba.

Dhammaan magan galya doonka qaba dhibaatooyinka caafimaad ama su'aal waxay iman karaan saacadaha la tashiga xaga xurunta. La tashiga koowaad inta badan waxa uu wataa kaaliyaha dhakhtarka. Kaaliyaha dhakhtarka waxa uu go'aamiyaa haddii aad uu baahantahay inaad aragto kalkaaliso ama dhakhtar guud. Caawimada dhakhtarka ayaa ballan adiga kuu samayn doonta. Waxaa sidoo kale laguu gudbin karaa cusbitaal.

Maxaa la samaynayaa haddii aanan haysan oggolaanshaha degenaanshaha?

Qof kasta oo degen Netherlands wax ka badan saddex bilood iyagoon haysan oggolaanshaha degenaanshaha aan ansaxa ahayn waxaa looga fekeraa qof aan "sharci lahayn". Dadka aan "sharciga lahayn" iskuma caymin karaan nafahooda kharashyada dafryeelka caafimaadka, laakiin waxay leeyihiin xaqa daryeelka caafimaadka lama huraanka ah.

Hoy gudaha degmadda ah (dadka la siiyay magan galyada)

Marka magan galya doonka la siiyay oggolaanshaha degenaanshaha, isaga/ iyadda waxaa loogu yeedhaa statushouder afka Dhajka. Ururka dhexe ee soo dhowanta magan galya doonka (COA) waxa uu kuu magacaabaa degmo. Ka dib marka aad u guurto degmadda waa inaad iska diiwaangelisaa caymiska caafimaadka. Gudaha degmooyinka, tan wada jir ahaan ayaa loo abaabulaa. Intaa ka dib, waxaad iska diiwaangelin kartaa dhakhtarka guud. Waxaad bixisaa wax ku biiriska caymiskaaga iyo waxa dheeraadka ah ee caymiskaaga caafimaadka (eigen risico), oo wakhtiyada qaarkood sidoo kale waa waxku biirinta gaarka ah dhanka kharashyada caafimaadka ama daawaynta (eigen bijdrage).

Bal ka waran daryeelka caafimaad ahaan lama huraanka ah?

Xaqa daryeelka caafimaad waa xaqa aasaasiga ah ee qof kasta, xataa dadka aan haysan oggolaanshaha degenaanshaha. Xaqa daryeelka caafimaadka lama huraanka ah waxaa lagu dejiyay gudaha sharciga.

Dhakhtarka waxa uu go'aamiyaa haddii daryeelka caafimaadka uu lama huraan yahay ama aanu ahayn. Daryeelka caafimaadka lama huraanka ah waxa uu ka badan yahay daryeelka aad ka heli lahayd waaxda gurmadka caafimaadka. Waxay noqon kartaa labbadaba dawayn iyo daryeel ka hortag ah gudaha cusbitaalka ama dhakhtarka. Mabda' ahaan, waxay ka koobantahay daryeelka lama huraanka ah oo habboon. Tan waxaa ka mid ah la tashiga ka hortagga uurka ama ilma soo ridka.

Dhakyarka iyo xirfad yaqaanada caafimaadka kale waxaa saaran waajib sharci ah inay tixgeliyaangaar ahaanshahaaga oo ku ilaaliya macluumaadka ay kaa hayaan qarsoodi.

Haddii aanad bixin karin kharashyada daryeelka caafimaad, dhakhtarka ama daryeel bixiyaha waxa uu ku dhawaaqi karaa kharashyada xaga xafiiska maamulka dhexe (CAK). Cusbitaalada qaarkood iyo farmasiiyada waxay qandaraas la leeyihiin CAF. Waydii dhakhtarkaaga guud ka uu yahay cusbitaalka gaarka ah ama ka uu yahay farmasiiga aad tegi karto.

Maxaan sameeyaa si aan u helo daryeelka caafimaad ahaan lama huraanka ah?

Haddii aad ku nooshahay Netherlands addoon haysan degenaansho joogta ah iyo addoon haysan caymis, waxaad leedahay xaqa aad ku hesho daryeelka caafimaad ahaan lama huraanka ah. Wixii ah daryeelka dhibaatooyinka aan nolosha halis gelinayn, waxaad la xidhiidhi kartaa dhakhtarka guud ama, fiidka ama dhammaadka todobaadka, saacadaha dhakhtarka guud shaqada ka maqan yahay (huisartsenpost) aaga aad ku nooshahay. Dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin karaa dhakhtar takhasus leh wixii baadhitaano dheeraada ah. Waxaad ku heli doontaa warqadda gudbinta tan. Xaalada shilalka xaaldaha nolosha halis gelinaya, waxaad tegi kartaa waaxda shilka iyo gurmadka xaga cusbitaalka. Cusbitaal kasta sida waaxda, uma baahnid warqadda gudbinta. Haddii aad u baahantahay baabuurka ambalaaska, waxaad wici kartaa lambarka 112 bilaash ahaan.

Waa maxay xuquuqahayga haddii aan haysto oggolaanshaha degenaanshaha?

Haddii aad haysato oggolaanshaha degenaanshaha, laakiin weli ku nooshahay mid ka mid ah xarumaha magan galya doonka, waxaad isticmaali kartaa adeegyada daryeelka caafimaadka xaga xarunta.

Markaad ka guurto xarunta daryeelka caafimaadka magan galya doonka ilaa degmada, oo aad diiwaangelisay adeegbixiya caymiska caafimaadka, waxaad heshaa kaadhka caymiska caafimaadka. Laga bilaabo hadda, waxaad isticmaali kartaa daryeelka caafimaadka degmadaada, oo waxaad iska diiwaangelisaa dhakhtarka guud.

Bal ka waran xirfad yaqaanka daryeelka caafimaadka haddii aanu ku hadlin luqaddayda?

Muddada joogidaada xaga xarunta magan galya doonka, turjubaanada waxaa loo heli karaa xirfad yaqaanada daryeelka caafimaadka.

Maxaad samayn lahayd haddii lagu siiyay magan galyo, aad ku nooshahay degmadda oo aad u baahantahay turjubaan wixii booqashada dhakhtarka ama cusbitaalka? Xaaladaas, kharashyada turjubaanka waxaa bixiya adeeg bixiyaha caafimaadka. Tan, adeeg bixiyaha caafimaadka (dhakhtarka guud, cusbitaalka ama adeeg bixiyaha caafimaadka) caadi ahaan waxay la leeyihiin qaban qaabo gaar ah turjubaanka ama adeega turjumaada. Sidii statushouder waxaad xaq u leedahay turjubaanka telefoonka marka aad aragto dhakhtarkaaga guud ee daawaynta ama la tashiga. Waxaad leedahay xaqan ilaa 6 bilood ka dib diiwaan gelinta degmadda. Ilaa 1 Maayo 2019 waxaa jira qaban qaabo gaar ah oo dhakhtarka guud ah wixii codsanaya adeegyada turjubaanka telefoonka ee la tashiyada statushouder

Waa muhiim inaad ogaato in turjubaanka:

  • uu xadaynayo qarsoodi ahaanshaha xirfadeed;
  • u hadli doono qofka koowaad ("aniga");
  • uu dhexdhexaad yahay oo turjumo shay kasta oo la yidhi iyaddoon lagu darin, la beddelin ama laga tegin macluumaad;
  • uu bilaash u yahay bukaanka.
Turjubaan turjumaya waxa xirfad yaqaanka daryeelka caafimaadka iyo macmiilku uu sheegayo

In Nederland zijn er heel wat diensten en professionals die u kunnen helpen wanneer u informatie nodig heeft over gezondheid, u een gezondheidsprobleem heeft of u zich in een noodsituatie bevindt. Waar u terecht kunt, hangt af van waar u verblijft en van uw verblijfsstatus. 

Als u ziek bent gaat u in Nederland altijd eerst naar de huisarts. Naast de huisarts zijn er in Nederland gespecialiseerde artsen, bijvoorbeeld in het ziekenhuis. Zij weten veel van één deel van het lichaam, bijvoorbeeld hart of longen, of van een bepaalde ziekte. Naast de huisartsen en de artsen in het ziekenhuis, kunt u in Nederland ook terecht bij een tandarts, opticien, fysiotherapeut, verloskundige, verpleegtehuis, instelling voor jeugdzorg of de GGD. Voor niet-medische zorg, zoals praktische of psychosociale hulp en ondersteuning kunt u terecht bij organisaties voor maatschappelijk werk. 

Een vrouw gaat naar een dokter

Verblijf in Asielzoekerscentrum (AZC)

Het AZC biedt medische zorg aan alle asielzoekers die in een opvangcentrum verblijven, ongeacht hun verblijfsstatus. Zij kunnen in het AZC naar de huisarts, verloskundige, jeugdgezondheidszorg en verwezen worden naar een ziekenhuis. Asielzoekers hebben recht op dezelfde medische zorg als Nederlanders, zijn hiervoor gratis verzekerd en hoeven niets te betalen. Ook veel tandheelkundige behandelingen worden voor jongeren tot 18 jaar vergoed. Voor volwassenen is deze vergoeding maximaal € 250 per jaar.

Alle asielzoekers kunnen met een medisch probleem of vraag terecht op het inloopspreekuur in de opvanglocatie. Het eerste gesprek is vaak met de praktijkassistent. De praktijkassistent kijkt of u langs een verpleegkundige of huisarts moet gaan. De praktijkassistent maakt dan een afspraak voor u. Het kan ook dat u doorverwezen wordt naar het ziekenhuis.

Verblijf in gemeenten (statushouders)

Zodra een asielzoeker een verblijfsvergunning krijgt, bent u een statushouder. Het Centraal Orgaan opvang Asielzoekers (COA) koppelt u aan een gemeente. Na verhuizing naar de gemeente moet u zich in schrijven bij een zorgverzekering. In veel gemeenten is dit collectief geregeld. Daarna kan u zich aanmelden bij een huisarts. U betaalt zelf de premies en  het eigen risico, en soms ook eigen bijdragen in kosten medicijnen of behandeling.

Wat moet ik doen als ik geen verblijfsvergunning heb?

Iedereen die langer dan drie maanden in Nederland verblijft zonder een geldige verblijfsvergunning is ‘ongedocumenteerd’. Ongedocumenteerden kunnen zich niet verzekeren tegen ziektekosten, maar hebben wel recht op medisch noodzakelijke zorg. 

Wat is medisch noodzakelijke zorg?

Het recht op gezondheidszorg is een basisrecht voor iedereen, ook voor mensen zonder verblijfsvergunning. Het recht op ‘medisch noodzakelijke zorg’ ligt vast in de wet. Medisch noodzakelijke zorg is zorg die passend is zoals die in Nederland gegeven moet worden. Zo krijgen mensen zonder verblijfsvergunning  ook toegang tot gezondheidszorg.

Een dokter beslist of de medische hulp al dan niet noodzakelijk is. Medisch noodzakelijke zorg  is meer dan de zorg waarvoor u naar de spoedafdeling van een ziekenhuis zou gaan. Deze hulp kan zowel een behandeling als preventieve zorg zijn, in een ziekenhuis of bij een dokter. Het gaat in principe om noodzakelijke, en passende zorg. Dit kan ook een consultatie voor anticonceptie of een abortus zijn. 

De dokter en andere zorgverleners zijn wettelijk verplicht om uw privacy te respecteren en informatie over u vertrouwelijk te behandelen

Als u de kosten van de zorg niet kunt betalen, kan de dokter of zorgverlener het geld declareren bij het Centraal Administratie kantoor (CAK). Sommige ziekenhuizen en apotheken hebben ook contracten afgesloten met het CAK. Vraag aan uw huisarts naar welk specifiek ziekenhuis of welke apotheek u kunt gaan.

Wat moet ik doen om 'medisch noodzakelijke zorg' te krijgen?

Woont u in Nederland zonder geldige verblijfspapieren en zonder zorgverzekering, dan hebt u recht op medisch noodzakelijke zorg. Voor zorg die niet levensbedreigend is neemt u contact op met een huisarts of huisartsenpost (in de avond of het weekend) in uw eigen woongebied. Voor verdere onderzoeken kan de huisarts u verwijzen naar een specialist in het ziekenhuis. Hiervoor krijgt u dan een verwijsbrief mee.

In geval van ongelukken of levensbedreigende situaties kunt u naar een spoedeisende hulpafdeling van een ziekenhuis. Elk ziekenhuis heeft zo’n afdeling, een verwijsbrief is niet nodig. Als u een ambulance nodig heeft, bel dan gratis met 112.

Wat zijn mijn rechten als ik een verblijfsvergunning heb?

Als u een verblijfsvergunning heeft, maar nog wel in één van de AZC's verblijft, dan kunt u gebruik maken van de gezondheidszorg in de opvanglocatie. 

Wanneer u vanuit het AZC verhuist naar een gemeente, en u zich aangemeld heeft bij een zorgverzekeraar, ontvangt u een zorgpas. U  en kunt u dan gebruik maken van de zorg in uw gemeente, en zich bijvoorbeeld inschrijven bij een huisarts.

Wat als een zorgverlener mijn taal niet spreekt?

Tijdens het verblijf in het asielzoekerscentrum zijn tolken beschikbaar voor het contact met zorgverleners.

Wat kunt u doen als u statushouder bent en in de gemeente woont en een tolk nodig heeft bij een bezoek aan een huisarts of het ziekenhuis? De tolkenvergoeding wordt dan betaald door de zorginstelling. De zorginstelling (huisarts, het ziekenhuis of een andere zorgverleningsinstelling) heeft hiervoor meestal een speciale regeling voor met een tolk of vertaalcentrum.

Als statushouder hebt u recht op een telefonische tolk wanneer u voor een consult of behandeling bij de huisarts komt. Dit recht heeft u tot 6 maanden na het moment van inschrijven bij de gemeente. Tot 1 mei 2019 geldt er een speciale regeling waarmee huisartsen een telefonische tolkdienst kunnen aanvragen voor gesprekken met statushouders.

Het is belangrijk te weten dat de tolk:

  • gebonden is aan het beroepsgeheim;
  • in de eerste persoon ('ik') zal spreken;
  • neutraal is en alles vertaalt zonder informatie toe te voegen, te wijzigen of weg te laten;
  • gratis is voor de patiënt. 
Een tolk vertaalt wat de zorgverlener en de cliënt zeggen

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Adeega saacadaha Dhakhtarka guud shaqada ka maqan yahay
Waxaad wici kartaa Adeega saacadaha Dhakhtarka guud shaqada ka maqan yahay (huisartsenpost) ee fiidka ama dhammaadka todobaadka. Waad booqan kartaa haddii aad u baahantahay daryeel degdeg ah. "Degdeg" macanheedu waxa weeye dhibta caafimaadka ma sugu karto ilaa maalinta shaqada xigta ee dhakhtaarkaaga guud. Markaad wacdo, go'aan ayaa la gaadhaa haddii aad u baahantahay inaad booqato adeega saacadaha dhakhtarka guud shaqada ka maqanyahay.
Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Juridisch Loket (Taageerada sharciga ah)
Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan xuquuqagaaha, waxaad la xidhiidhi kartaa miiska caawimada sharciga (juridisch loket) wixii ah la tashiga (telefoonka).
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh