Dhilaysiga ama shaqada galmada macnaheedu waxa weeye bixinta galmo iyaddoo lagu beddelanayo lacag ama alaab,

Dhilaysigu waa sharci Netherlands haddii labbadaba shaqaalaha galmada iyo macmiilku ay ka wayn yihiin 18 ama 21.

Gudaha Netherlands, dhilaysiga waa sharci haddii labbadaba shaqaalaha galmada iyo macmiilku ay ka wayn yihiin 18 sano jir. Degmooyinka qaarkood ku yaala Netherlands waxay u dejiyeen da'da ugu yar 21. Shaqaalaha galmada iyo macmiilka ma samaynayaan wax sharci darro ah. Si kastaba ha ahaatee, dhilaysiga waxaa xidha dhowr tiro sharciyo ah.

Waa fal dembi in la haysto dhilo lab ama dhedig ah oo ka yar 21 inay kuu shaqayso, ama in lagu qanciyo dhilaysiga.

Dhilaysiga khasabka ah iyo ka ganacsiga dadka waa fal dembiyeed. Kurayda iyo dhilaysiga carruurtu waa mamnuuca. "Wiilasha jacaylada" kuwaas oo gabdhaha shukaansada, isticmaala, la bilaaba xidhiidhhoosta iska yeelyeelid been ah oo ka dibna ku khasba dhilaysiga, sidoo kale waxay gelayaan fal dembi.

Shaqaalaha galmada iyo macmiilka ayaa ku wada hadlaya albaabka guriga dhilada.

Dadka da'da yar (dadka ka yar da'da 18) waxay uga qayb qaataan dhilaysiga iskood. Tani sidoo kale waa mamnuuc.

Dhammaan qabaabka dagaalka ama takoorka ku lidka ah labka, ama dhediga qofka sinjigiisa beddelay shaqaalaha galmada ah waxaa mamnuucay sharciga.

Prostitutie of sekswerk betekent seks aanbieden in ruil voor geld of goederen.

Prostitutie is legaal in Nederland als zowel de sekswerker als de klant ouder dan 18 jaar of 21 jaar zijn. 

Prostitutie is legaal in Nederland als zowel de sekswerker als de klant ouder dan 18 jaar zijn. Sommige gemeenten in Nederland hanteren de leeftijdsgrens van 21 jaar.

De sekswerker en de klant doen niets strafbaars. Prostitutie is wel gebonden aan een aantal regels.

Het is wel strafbaar om een prostitué(e) jonger dan 21 jaar voor u te laten werken, of iemand aan te zetten tot prostitutie. 

Gedwongen prostitutie en mensenhandel zijn strafbaar. Tiener- en kinderprostitutie zijn ook verboden. Ook 'loverboys' die meisjes versieren, manipuleren en een relatie met hen beginnen om hen daarna tot prostitutie te dwingen zijn strafbaar.

Een sekswerker en een klant praten aan de ingang van een bordeel

Sommige minderjarigen (personen onder 18 jaar) prostitueren zich vrijwillig. Dit is ook verboden.

Elke vorm van geweld of discriminatie tegenover een mannelijke, vrouwelijke of transgender sekswerker is strafbaar.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Booliska
Caawimada xaalada nolosha halis gelinaysa
101
Gurmadka
Wac 112 haddii caawimo u baahantahay isla markaaba.
112
STI Aids the Netherlands(Soa Aids Nederland)
Haddii aad u malaynayso inaad qabto STI, waa muhiim in lagu baadhaa. Liiska cinwaanada baadhitaanada STI iyo tallaalada.
Xafiisyada ku lidka ah takoorka
Haddii aad dareento in lagu takooray, waxaad uga warbixin kartaa xafiiska ku lidka ah takoorka.
Wij zijn proud
Ururka xirfad yaqaanka dadka galmada ka gancsada
Weerar aad u anshax daran iyo kufsi -Xarunta Weerarka galmada
Haddii aad la kullantay weerar galmo, waxaad la xidhiidhi kartaa xarunta weerarka galmada (Centrum Seksueel Geweld). Halkan waxaad ka heli kartaa caawimo caafimaad iyo mid nafsiyeed.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh