Goynta xubitan dhegida sidoo kale waxaa loogu yeedhaa gudniinka dhediga.

Goynta xubitan dhegida waxaa loo sameeyaa qaabab kala duwan.

  • Qayb ahaan ama wadar ahaan ka saarida qayb kintirka ah (nooca1)'
  • Qayb ahaan ama wadar ahaan ka saarida qayb iyo faruurta (nooca 2);
  • Isku tolida afka siilka markaas waxaa jira af yar oo keliya taas oo dhexdiisa kaadidaiyo dhiiga ay uga bixi karaan jidhka (nooca 3).
  • Dhammaan falalka waxyeelaynta kale ee xubnaha galmada muuqda ee haweenayda, sida wax ku muddista, wax ku darista, jarista, xoqida iyo gubbida.

Goynta xubinta taranka dhediga waxaa loo sameeyaa asbaabo dhaqan ah.

Haweenay jiifta iyaddoo lugaha kala bixisay. Yoolku waa weeye xubinta taranka la arki karo.
Haweenay jiifta iyaddoo lugaha kala bixisay. Yoolku waa weeye xubinta taranka la arki karo.
Xubnaha taranka haweenayda muuqda waa: 1. faruurta siilka dibada, 2. faruurta siilka gudaha, 3. afka siilka, 4. kintirka. Meesha kaadidu marto (5) iyo futada (6) kama mid aha xubinta taranka.
Xubnaha taranka haweenayda muuqda waa: 1. faruurta siilka dibada, 2. faruurta siilka gudaha, 3. afka siilka, 4. kintirka. Meesha kaadidu marto (5) iyo futada (6) kama mid aha xubinta taranka.
Goynta xubinta taranka dhediga -Nooca 1: kintirka ayaa la jaraa.
Goynta xubinta taranka dhediga -Nooca 1: kintirka ayaa la jaraa.
Goynta xubinta taranka dhediga -Nooca 2: faruurta ayaa la jaraa.
Goynta xubinta taranka dhediga -Nooca 2: faruurta ayaa la jaraa.
Goynta xubinta taranka dhediga -Nooca 3: faruurta ayaa la isku tolaa.
Goynta xubinta taranka dhediga -Nooca 3: faruurta ayaa la isku tolaa.

Goynta xubinta taranka dhediga aad ayay halis ugu tahay caafimaadka haweenka iyo gabdhaha. Qaar dhiig bax ku dhinta Waxays sidoo kale keeni kartaa:

Goynta xubinta taranka dhediga waa sharci darro gudaha Yurub. Waxa mamnuucay sharciga.

Haddii lagugu sameeyay goynta xubinta taranka dhediga (gudniinka) ama aad ka baqanayso in lagugu samayn doono, la xidhiidh ururka ku takhasusay. Waxay awood u yeelan doonaan inay ku caawiyaan.

Vrouwelijke genitale verminking wordt ook vrouwenbesnijdenis genoemd. 

Vrouwelijke genitale verminking kan op verschillende manieren gebeuren:

  • Het zichtbare deel van de clitoris gedeeltelijk of volledig verwijderen (type 1);
  • De clitoris en de schaamlippen gedeeltelijk of volledig verwijderen (type 2); 
  • De schaamlippen dichtnaaien, zodat er maar een kleine opening overblijft waaruit urine en bloed het lichaam kunnen verlaten (type 3).
  • Alle andere schadelijke handelingen aan de zichtbare geslachtsdelen van de vrouw, zoals prikken, piercing, kerven, schrapen en wegbranden. 

Vrouwelijke genitale verminking gebeurt om culturele redenen.

Vrouw ligt met haar benen gespreid. De focus ligt op de zichtbare geslachtsdelen.
Vrouw ligt met haar benen gespreid. De focus ligt op de zichtbare geslachtsdelen.
Zichtbare geslachtsdelen van de vrouw: 1.buitenste schaamlippen, 2.binnenste schaamlippen 3.vagina opening, 4.clitoris. Het plasgaatje (5) en de anus (6) zijn geen geslachtsdelen.
Zichtbare geslachtsdelen van de vrouw: 1.buitenste schaamlippen, 2.binnenste schaamlippen 3.vagina opening, 4.clitoris. Het plasgaatje (5) en de anus (6) zijn geen geslachtsdelen.
Vrouwelijke genitale verminking - Type 1: clitoris is verwijderd.
Vrouwelijke genitale verminking - Type 1: clitoris is verwijderd.
Vrouwelijke genitale verminking - Type 2: schaamlippen zijn verwijderd.
Vrouwelijke genitale verminking - Type 2: schaamlippen zijn verwijderd.
Vrouwelijke genitale verminking - Type 3: schaamlippen zijn dichtgenaaid.
Vrouwelijke genitale verminking - Type 3: schaamlippen zijn dichtgenaaid.

Vrouwelijke genitale verminking is heel gevaarlijk voor de gezondheid van vrouwen en meisjes. Sommige onder hen bloeden dood. Het kan ook leiden tot:

Vrouwelijke genitale verminking is illegaal in Europa. Het is strafbaar

Als u vrouwelijke genitale verminking heeft ondergaan of u bent bang dat het zal worden gedaan, kunt u contact opnemen met een gespecialiseerde organisatie. Hier kan u geholpen worden. 

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Saacadaha la tashiga goynta xubinta taranka dhediga
Saacadaha la tashiga ee haweenka kuwaas oo lagu sameeyay goynta xubinta taranka dhediga.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh