Muddada galmada raga iyo haweenku waxay maraan wejiyo kala duwan oo kicitaan. Wejiga ugu sareeya ee kicitaanka waa hamada sare.

Sii daynta shahwada

Ragu inta badan way bixiyo baxaan markay hamoonayaan. Haweenka qaarkood waxay ;leeyihiin dheecaancadaan ah oo siilka ah muddada hamada, oo la mid ah biyo baxa.

Waa hamada haweenka

Haweenku waxay ku gaadhi karaan hamada qaabab kala duwan. Tusaale ahaan dhex:

Haweenku waxay u baahanyihiin wax kabadan isgelinta siilka keliya inay hamad sare ku yeeshaan. Haweenayda ama lamaanaheeda waxay kicin karaan kintirka ama qaybaha kale ee jidhka isku wakhti.

Nolosha galmada qanciska leh.

Uma baahnid inaad hamooto wakhti kasta oo aad galmooto. Dad badan inta badan hamad sare ma laha. Tani waa caadi. Adiga iyo lamaanahaaga waxaad uyeelan kartaan qancis nolosha galmada ah idinkoon lahayn hamad sare.

Hamadaha badan ama isku wakhtiga ah.

Rag iyo haweenku waxay yeelan karaan dhowr hamadood oo isku xigta, laakiin tani hubaal ahaan maaha xaalada:

  • Haweenka qaarkood waxay yeelan karaa dhowr hamadood wakhti gaaban.
  • Waxaan u baahanahay wakhti badan oo u dhexeeya 2 hamadood. Waxay qaadan kartaa dhowr daqiiqdood ama saacadoo ka hor hamada labbaad intaan la gaadhin. Haddii ninku yeesho dhowr hamad muddo gaaban, inta badan ma biyo baxa.

Lamaanahu waxa uu yeeshaa hamada isla wakhti (wakhti isku mid ah). Si kastaba ha ahaatee, tani ma dhacdo inta badan sababtoo ah way adag tahay in lamaamulo hamada. Way adag tahay in la sugo ilaa wakhtiga saxda ah. Xooga ha saarin yeelashada hamad sare isla wakhti, sababtoo ah waxay xumayn kartaa maada galmada.

Mannen en vrouwen kunnen tijdens de seks door verschillende fases van opwinding gaan. De fase van de hoogste opwinding is het orgasme.

Zaadlozing

Mannen hebben meestal een zaadlozing als ze een orgasme krijgen. Sommige vrouwen produceren dunne afscheiding als ze een orgasme krijgen, vergelijkbaar met een zaadlozing bij de man.

Orgasme bij de vrouw

Vrouwen kunnen een orgasme krijgen op verschillende manieren. Bijvoorbeeld door:

Voor veel vrouwen is penetratie van de vagina niet voldoende voor een orgasme. De vrouw of haar partner kunnen de clitoris of andere lichaamsdelen stimuleren tijdens de penetratie. 

Tevreden met uw seksleven

U hoeft bij seks niet altijd een orgasme te krijgen. Veel mensen krijgen niet altijd een orgasme. Dit is normaal. Ook zonder orgasme kunnen u en uw partner heel tevreden zijn met uw seksleven.

Meerdere en gelijktijdige orgasmes

Mannen en vrouwen kunnen meerdere orgasmes kort na elkaar krijgen, maar dit gebeurt zeker niet elke keer: 

  • Sommige vrouwen kunnen in een korte periode meerdere orgasmes hebben.
  • Mannen hebben meer tijd nodig tussen 2 orgasmes. Dit kan verschillende minuten of uren duren. Een man die op korte tijd meerdere orgasmes krijgt, heeft niet altijd een zaadlozing.

Soms hebben partners op hetzelfde moment (gelijktijdig) een orgasme. Maar het gebeurt niet vaak, omdat een orgasme moeilijk te controleren is. Het is moeilijk om tot het juiste moment te wachten. Focus niet te veel op samen een orgasme krijgen, want dit kan de pret bederven.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Khabiirka galmada
Waxaad booqan kartaa dhakhtarka galmada wixii caawimo dhibaatooyinka galmada ah. Tan wax kharashka kama bixiso xidhmada caymiska caafimaadka (basisverzekering). Waxaa laga yaabaa in lacagta la magdhabo haddii aad leedahay caymis dheeraad ah.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh