Farxada galmadu caadi ahaan waxay bilaabantaa marka aad dareento rabitaanka galmada. Inta badan sidoo kale waxay ku lugleedahay caadifada, tusaale ahaan: wadaagista kalgacalka ama dareenka farxada marka la isa salaaxayao midba midka kale.

Kicinta galmada

Haddii jidhkaagu kaco, waaxaad kartaa inaad kacsato. Waxa uu jidhkaagu mari karaa dhowr weji oo kicitaan ah. Haddii aad si aad ah u kacsato, waxaad haysan kartaa hamad sare. Si aad si aad ugu kacdo, dadku waxay jecelyihiin inay, tusaale ahaan:

ah qaybo kala duwan oo jidhka ah.

Aagaga dareenka badan ee dad badan waa:

Wejigaagu waxa uu mari karaa dhowr weji oo kicineed 1. rabitaanka galmada, 2. kicinta galmada, 3 Haddii aad si aad ah u kacsato, waxaad haysan kartaa hamad sare. 4. Hoos u degida
Xaga hore ee ninka oo leh tilmaamaha aagaga dareenka badan
Xaga hore ee ninka oo leh tilmaamaha aagaga dareenka badan
Dhabarka ninka oo leh tilmaamaha aagaga dareenka badan
Dhabarka ninka oo leh tilmaamaha aagaga dareenka badan
Xaga hore ee haweenayda oo leh tilmaamaha aagaga dareenka badan
Xaga hore ee haweenayda oo leh tilmaamaha aagaga dareenka badan
Dhabarka haweenayda oo leh tilmaamaha aagaga dareenka badan.
Dhabarka haweenayda oo leh tilmaamaha aagaga dareenka badan.

Kala duwan qof kasta, wakhti kasta.

Galmadu way kala duwanaan kartaa wakhti kasta iyo lamaane kasta. Kala hadal lamaanaha wax ku saabsan waxaad labbadiinuba jeceshihiin (adayg ama jilicay, degdeg ama gaabis, wata farahaaga, dibnaha ama carabka, iwm).

Dadku waxay samayn karaan galmo laakiin lama huraan uma ah haysashada farxada galmada. Waxaad sidoo kale xiisanyn kartaa inaad si maxabo leh isula dhaqantaan: isku dhega, salaaxida, hadalka, xiisaynta raacitaanka ee midba kala kale.

Haddii aad si aad ah u kacsato, waxaad haysan kartaa hamad sare. Wakhtiyada qaarkood ma yeelan doontid hamad sare. Tani dhibaato maaha hadii adiga iyo lamaanahaagu aydaan ku faraxsanayn iyada.

Labba qof kuwada hadlaya sariirta

Iska ilaalinta STIyada

Weli waxaad xiisan kartaa marka aad isticmaalayso kondhom muddada galmada. Isticmaal kondhom si aad naftaada uga ilaaliso iyo lamaanahaaga STI.

Haddii aad jeceshahay inaadan carruurt dhalin wakhtigan, isticmaal kondhomka ama qaabka ka hortag uurka oo kale.

Kondhomka

Seksueel plezier begint gewoonlijk met seksueel verlangen. Meestal komen er ook gevoelens bij kijken, intimiteit delen bijvoorbeeld of zich gelukkig voelen tijdens het strelen van elkaar. 

Opwinding

Als uw lichaam gestimuleerd wordt, kunt u opgewonden worden. Uw lichaam kan door verschillende fases van opwinding gaan. Als u erg opgewonden bent, kunt u een orgasme krijgen. Om opgewonden te geraken, kunt u bijvoorbeeld:

en dit op verschillende delen van het lichaam.

De belangrijkste erogene zones zijn voor veel mensen: 

  • vagina en clitoris (vrouwen);
  • penis en teelballen (mannen);
  • billen;
  • anus;
  • binnenkant van de dijen; 
  • borsten (vrouwen)/borstkas (mannen) en tepels;
  • mond;
  • nek;
  • haar, 
  • gezicht;
  • handen, vingers, tenen, voetzolen; 
  • armen, schouders, rug; 
  • oorlellen; 
  • navel, buik.
Uw lichaam kan door verschillende fases van opwinding gaan: 1. seksueel verlangen, 2. seksuele opwinding, 3. Als u erg opgewonden bent, kunt u een orgasme krijgen. 4. ontspanning.
Voorkant van de man met aanduiding van de erogene zones
Voorkant van de man met aanduiding van de erogene zones
Achterkant van de man met aanduiding van de erogene zones
Achterkant van de man met aanduiding van de erogene zones
Voorkant van de vrouw met aanduiding van de erogene zones
Voorkant van de vrouw met aanduiding van de erogene zones
Achterkant van de vrouw met aanduiding van de erogene zones
Achterkant van de vrouw met aanduiding van de erogene zones

Verschillend voor iedereen, elke keer

Seks is elke keer en voor elk stel anders. Praat met uw partner over wat jullie allebei leuk vinden, en op welke manier (zacht, hard, snel, traag, met de vingers, lippen, tong…) 

Mensen kunnen geslachtsgemeenschap hebben, maar er zijn ook andere manieren voor seksueel plezier. U kunt evengoed genieten van intiem bij elkaar zijn: knuffelen, strelen, praten, van elkaars gezelschap genieten…

Als u heel opgewonden bent, kunt u een orgasme krijgen. Soms krijgt u geen orgasme. Dit is geen probleem zolang u en uw partner daar niet ongelukkig over zijn.

Koppel praat in bed.

Bescherming tegen soa's

U kunt seksueel plezier hebben wanneer u een condoom gebruikt bij geslachtsgemeenschap. Gebruik een condoom om u te beschermen tegen soa's.

Als u op dit moment geen kinderwens heeft, gebruik een condoom of een ander anticonceptiemiddel.

Condoom

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Khabiirka galmada
Waxaad booqan kartaa dhakhtarka galmada wixii caawimo dhibaatooyinka galmada ah. Tan wax kharashka kama bixiso xidhmada caymiska caafimaadka (basisverzekering). Waxaa laga yaabaa in lacagta la magdhabo haddii aad leedahay caymis dheeraad ah.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh