STIyadu waa cudurada lagu kala qaado xidhiidhka galmada ee qofka qaba STI Waxaa sidoo kale jira qaabab kale oo lagu qaado STI.

Waxaa jira STIyo badan. STIyada qaarkood waxaa sababa bakteeriya, kuwa kale waxaa sababa fayras ama dulin. Astaamaha ama qaababka kale kaas oo loo baadho ama loo daweeyo sidoo kale way kala duwanyihiin.

STIyada si kedis ah iskagama tagaan. U tag dhakhtarkaaga guud ama adeega caafimaadkaaga degmadda (GGD) wixii ah daawaynta.

STIyada waxaa sababay bakteeriya.

Qaar ka mid ah STiyada waxaa sababa bakteeriya. Waxaa si fudud loogu daawayn karaaantibiyootiga:

STI fayrasku sababo

STI yada kale waxaa sababa fayras. Way ka adag yihiin ama suuragal maaha in la daweeyo. Int abadan keliya astaamaha ayaa la dawayn karaa:

STI ay sababaan dulin

STI yada qaarkood waxaa sababa dulin. STI yadan waxaa la isugu gudbiyaa xidhiidhka galmada ama maqaarka si fudud la isku taabsiiyo.

Iska ilaalinta STIyada

Kondhomka waxa uu ka ilaaliyaa adiga iyo lamaanahaaga HIV, kalamiidiyaha iyojabtida. Waxay yaraysaa khatarta ahcaabuqyada STI yada kale. Had iyo jeer si buuxda uma bogsiiso boogaha,gubashada maqaarka ama burooyinka ku yaala maqaarkaaga ama maqaarka lamaanahaaga. Tan macnaheedu waxa weeya in aad weli khatar ugu jirto cudurka wata STI. Tallaalada waxay ka hortaggi karaan qaar ka mid ah STIyada. Tusaale ahaan, cagaarshowga B.

Kondhomka

Daawaynta STI

Badanka STIyada waa la dawayn karaa. Waa la dawayn karaa ama astaamahoodu way qarsoomi karaan. STIyada waxay si halis ah u waxyeelayn karaan caafimaadkaaga haddii aad la dawayn. Sidoo kale waa qaad siin kartaa dadka kale.

Sida loo aqoonsado STI

STIyada inta badan ma laha astaamo cad. Had iyo jeer ma arki kartid haddii aad qabto STI. U tag dhakhtarkaaga guud, adeega caafimaadka dad waynaha ee degamda (GGD) ama xarunta caafimaadka xaga xarunta magan galya doonka haddii aad u malaynayso inaad qabto STI. Way ku baadhi karaan.

Caabuqa Siilka

Caabuqa siilka waa caabuq ah siilka oo waxa uu leeyahay astaamo la mid ah STI. Maaha STI Inta badan kuma qaadid cudurka dhexda galmada.

Soa’s zijn infecties die meestal worden overgedragen via seksueel contact met iemand die een soa heeft. Er zijn ook andere manieren waarop u een soa kunt krijgen.

Er zijn veel verschillende soa’s. Sommige soa's worden veroorzaakt door een bacterie, andere door een virus of parasiet. Ook de symptomen zijn anders, of de manier waarop ze worden getest of behandeld.

Soa’s verdwijnen niet vanzelf. Ga naar uw huisarts of GGD voor een behandeling.

Soa’s veroorzaakt door een bacterie

Sommige soa's worden veroorzaakt door een bacterie. Ze zijn gemakkelijk te behandelen met antibiotica:

Soa’s veroorzaakt door een virus

Andere soa's worden veroorzaakt door een virus. Ze zijn veel moeilijker of helemaal niet te behandelen. Vaak zijn alleen de symptomen te behandelen:

Soa’s veroorzaakt door een parasiet

Enkele soa's worden veroorzaakt door een parasiet. Deze soa's kunnen worden overgedragen door seksueel contact of enkel intiem huidcontact:

Bescherming tegen soa's

Een condoom beschermt u en uw partner tegen hivchlamydia en gonorroe. Het verkleint het risico op een besmetting met andere soa’s. Het bedekt niet altijd volledig de zwerenblaasjes en wratten op uw huid en die van uw partner. U loopt dan nog een risico op besmetting met een soa. Vaccins beschermen ook tegen sommige soa’s, zoals bijvoorbeeld Hepatitis B. 

Condoom

Behandeling van soa's

De meeste soa’s kunnen worden behandeld. Zij kunnen genezen of de symptomen kunnen verdwijnen. Soa’s kunnen ernstige gevolgen hebben voor uw gezondheid als ze niet worden behandeld. U kunt er ook anderen mee besmetten.

Hoe een soa herkennen?

Soa’s hebben dikwijls geen duidelijke symptomen. U ziet niet altijd dat u een soa heeft. Ga naar uw huisarts, GGD of gezondheidscentrum op of bij het AZC/COA locatie als u denkt dat u een soa heeft. Hij/zij kan u testen.

Vaginale infecties

Een vaginale infectie is een infectie van de vagina met symptomen die lijken op die van een soa. Het is geen soa. U krijgt de infectie vaak niet via seks.

Soa Aids Nederland heeft folders ontwikkeld in verschillende talen over condooms en soa. De folders zijn hier te downloaden. 

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
STI Aids the Netherlands(Soa Aids Nederland)
Haddii aad u malaynayso inaad qabto STI, waa muhiim in lagu baadhaa. Liiska cinwaanada baadhitaanada STI iyo tallaalada.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh