HIV waa cudurka galmadda lagu kala qaaddo (STI).

HIV waxay u taagantahay fayraska la dagaalama Difaaca Jidhka Aadamaha. Waa fayras weerara nidaamka difaaca jidhkaaga. Haddii aad qabto HIV oo aanad qaadan dawooyin, nidaamkaaga difaaco waa uu sii daciifaa. Wakhti dheer ka dib dawo la'aan, jidhkaagu iskama difaaci karo wax dheeraad ah oo ku lid ah cudurada. Markaas waxaad qabtaa AIDS. Qofka qaba AIDS ma dhici karto inuu noolaado inta uu noolaanayo qofka aan qabini.

Dawooyinka ayaa xakamayn kara HIV Laakiin HIV lama dawayn karo. Dawooyinka HIV qof qaba HIV waxa uu ku noolaan karaa nolol caadi ah

Haddii aanad si adag u raacin daawayntaada, waxaad u gudbin kartaa HIV dadka kale, xataa haddii aanad lahayn astaamaha weli.

Nin taagan. Xoog saarida xididada dhiiga.
Nin taagan. Xoog saarida xididada dhiiga.
Faahfaahinta xididka dhiiga wata unugyo badan oo dhiiga cad ah kuwaas oo jidhka ka ilaalinaya cudurada
Faahfaahinta xididka dhiiga wata unugyo badan oo dhiiga cad ah kuwaas oo jidhka ka ilaalinaya cudurada
Faahfaahinta xididka dhiiga leh fayras yar oo HIV oo weerara unugyada cad ee dhiiga
Faahfaahinta xididka dhiiga leh fayras yar oo HIV oo weerara unugyada cad ee dhiiga
Faahfaahinta xididka dhiiga leh fayras badan oo HIV iyo keliya wax yar oo unugyada cad ee dhiiga oo hadhay. Jidhka iskama difaaci karo wax badan oo dheeraada cudurada.
Faahfaahinta xididka dhiiga leh fayras badan oo HIV iyo keliya wax yar oo unugyada cad ee dhiiga oo hadhay. Jidhka iskama difaaci karo wax badan oo dheeraada cudurada.
Nin jiifa sariir oo jirran, haddii aad qabto HIV oo aanad qaadan dawooyin muddo wakhti dheer ah, waxaad noqonaysaa mid jirran.
Nin jiifa sariir oo jirran, haddii aad qabto HIV oo aanad qaadan dawooyin muddo wakhti dheer ah, waxaad noqonaysaa mid jirran.
Ninka qaadanaya dawooyinka HIV: HIV lama dawayn karo, laakiin waa la xakamayn karaa.
Ninka qaadanaya dawooyinka HIV: HIV lama dawayn karo, laakiin waa la xakamayn karaa.
Faahfaahinta xididka dhiiga, markaad qaadato dawooyinka HIV, in yar oo fayraska HIV ayaa ku hadha dhiiga, laakiin in dheeraad ah ma weerari karto unugyada dhiiga cad ee kaa ilaaliso cudurada.
Faahfaahinta xididka dhiiga, markaad qaadato dawooyinka HIV, in yar oo fayraska HIV ayaa ku hadha dhiiga, laakiin in dheeraad ah ma weerari karto unugyada dhiiga cad ee kaa ilaaliso cudurada.
Markaad qaadato dawooyinka HIV, qofka qaba HIV waxa uu ku noolaan karaa nolol caadi ah.
Markaad qaadato dawooyinka HIV, qofka qaba HIV waxa uu ku noolaan karaa nolol caadi ah.

Garashada haddii aad qabto HIV

Si aad u ogaato haddii aad qabto HIV, waxaad u baahantahay in lagu baadho.

La hadal xirfad yaqaanka caafimaad haddii aad doonayso in lagaa baadho HIV.

Nin la hadlaaya xirfad yaqaanka caafimaadka

Hiv is een seksueel overdraagbare aandoening (soa).

Hiv staat voor Human Immunodeficiency Virus. Het is een virus dat het afweersysteem van het lichaam aanvalt. Als u hiv heeft en u geen medicijnen neemt, wordt uw afweersysteem zwakker. Na een lange tijd zonder medicijnen kan uw lichaam zich tegen geen enkele infectie meer verdedigen. Op dat moment heeft u aids. Een persoon met aids leeft minder lang dan een persoon zonder.

Medicijnen kunnen hiv onder controle houden, maar hiv kan niet genezen. Met hiv-medicatie kan iemand met hiv een normaal leven leiden.

Als u niet strikt uw behandeling volgt, kunt u hiv overdragen op andere mensen, zelfs als u nog geen symptomen heeft. 

Man rechtopstaand. De focus ligt op de bloedvaten.
Man rechtopstaand. De focus ligt op de bloedvaten.
Detail van een bloedvat met veel witte bloedcellen die het lichaam tegen infecties verdedigen.
Detail van een bloedvat met veel witte bloedcellen die het lichaam tegen infecties verdedigen.
Detail van een bloedvat met een beetje hiv-virus dat de witte bloedcellen aanvalt.
Detail van een bloedvat met een beetje hiv-virus dat de witte bloedcellen aanvalt.
Detail van een bloedvat met veel hiv-virus en nog maar een paar witte bloedcellen over. Het lichaam kan zich niet meer tegen infecties verdedigen.
Detail van een bloedvat met veel hiv-virus en nog maar een paar witte bloedcellen over. Het lichaam kan zich niet meer tegen infecties verdedigen.
Man ligt ziek in bed: als u hiv heeft en u een lange tijd geen medicijnen neemt, wordt u ziek.
Man ligt ziek in bed: als u hiv heeft en u een lange tijd geen medicijnen neemt, wordt u ziek.
Man neemt hiv-medicatie: hiv kan niet genezen, maar kan onder controle worden gehouden.
Man neemt hiv-medicatie: hiv kan niet genezen, maar kan onder controle worden gehouden.
Detail van een bloedvat: wanneer u hiv-medicatie neemt, blijft een beetje hiv-virus in uw bloed, maar het kan niet langer de witte bloedcellen aanvallen die u verdedigen tegen infecties.
Detail van een bloedvat: wanneer u hiv-medicatie neemt, blijft een beetje hiv-virus in uw bloed, maar het kan niet langer de witte bloedcellen aanvallen die u verdedigen tegen infecties.
Met hiv-medicatie kan een hiv-positieve persoon een normaal leven leiden.
Met hiv-medicatie kan een hiv-positieve persoon een normaal leven leiden.

Weten of u hiv heeft

Om te weten of u hiv heeft, moet u zich laten testen

Praat met een zorgverlener als u zich wil testen op hiv.

Man praat met een zorgverlener.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
STI Aids the Netherlands(Soa Aids Nederland)
Haddii aad u malaynayso inaad qabto STI, waa muhiim in lagu baadhaa. Liiska cinwaanada baadhitaanada STI iyo tallaalada.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Xarumaha dawaynta HIV
Haddii aad qabto HIV, waa muhiim in lagu daweeyaa. Liiska xarumaha dawaynta HIV gudaha Netherlands.
Ururka HIV
Wixii su'aalo ah ee ku saabsan HIV iyo la xidhiidhka dadka kale ee qaba HIV
Poz & Proud
Ururka raga khaniiska ah ee qaba HIV
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh