Ma jiraan sharciyo si loo qeexo waxay tahay galmada wanaagsan iyo waxaanay ahayn. Waxay ka duwan tahay qof ilaa ka kale.

Kala hadal lamaanahaaga inta jeer, inta ay leegtahay, meesha iyo sidaad galmada u samayso. Si wada jir ah waxaad ka heli kartaa noloshada galmadda aad labbadiinu xiisaysaan. Haddii ay lama huraan tahay, waxaad la hadli kartaa xirfad yaqaanka caafimaadka.

Sidoo kale ka hadal wax ku saabsan xuduudahaaga. Waa inaadan samayn ama jeclaan wax kasta.

Labba qof kuwada hadlaya sariirta

Inta jeer galmadu isbeddesho inta lagu guda jiro xidhiidhka. Wakhtiyada qaarkood, lamaanaha waxay sameeyaan galmo wax badan halkii ay ka ahaan lahayd wakhtiyada kale. Tani waa caadi.

Rabitanka qof kasta ee galmada way kala duwantahay. Rabitaankaaga galmada waxay sidoo kale ka duwanaan kartaa hal maalin ilaa mida kale iyaddoo ku xidhan dareenkaaga, jewiga iyo kicitaankaaga.

Er bestaan geen regels die bepalen wat goede en slechte seks is. Iedereen beleeft seks op een andere manier.

Bespreek met uw partner hoe vaak, hoe lang, waar en hoe jullie seks hebben. Zo kunnen jullie tot een seksleven komen waar beiden van genieten. U kunt, indien nodig, ook met een zorgverlener praten.

Praat met elkaar over jullie grenzen. U hoeft niet alles te doen of leuk te vinden. 

Koppel praat in bed.

Hoe vaak u vrijt verandert in de loop van een relatieKoppels hebben in sommige periodes meer seks dan in andere. Dit is normaal.

Het verlangen naar seks is bij iedereen anders. Uw seksueel verlangen kan ook elke dag anders zijn, afhankelijk van uw stemming, de sfeer of de mate van opwinding.  

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Khabiirka galmada
Waxaad booqan kartaa dhakhtarka galmada wixii caawimo dhibaatooyinka galmada ah. Tan wax kharashka kama bixiso xidhmada caymiska caafimaadka (basisverzekering). Waxaa laga yaabaa in lacagta la magdhabo haddii aad leedahay caymis dheeraad ah.
Korrelatie
Haddii aad doonayso inaad ka hadasho mowduucyada sida xidhiidhada, dareemadaada ama galmada, waxaad wici kartaa, qoraal onalyn ah kula hadli ama boosta ku soo dir addoo magacaaga qarinaya Korrelatie.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh