Qorshaynta qoyska

Ka hortagga uurka waxa uu ka hortaggaa haweenku inay uuraystaan.

Adiga iyo lamaanahaaga waxaad go'aan ka gaadhi doontaa haddii aad doonayso inaad carruur dhasho, marka aad doonayso inaad dhasho iyo imisa carruur ah oo aad doonayso inaad dhasho. Tan waxaa loogu yeedhaa qorshaynta qoyska. mamrkaad doonayso inaad samayso galmo, laakiin aad doonayso inaadan ilmo dhalin (weli) waxaad iskaga ilaalin kartaa uurka isticmaalka ka hortagga uurka.

Ka hortagga uurku kama dhigo haweenayda mid aan rimayn. Marka ay joojiso isticmaalka ka hortagga uurka, carruur way dhali kartaa.

Ka hortagga HIV iyo STI

Kondhomku waa qaabka ka hortagga uurka kaas oo sidoo kale kaa ilaaliya adiga HIV oo yareeya khatarta qaadista STI.

Kondhomka

Qaababka kala duwan ee ka hortagga uurka

Waxaa jira qaabab kala duwan oo ka hortagga uurka ah. Waxaad dooran kartaa qaabka kugu habboon adiga iyo lamaanahaaga. Qaabab aad ayay u kala duwan yihiin, tusaale ahaan:

  • qiimahooda;
  • helitaankooda;
  • qaabka loo isticmaalo.

Ka hortagga uurku uma xumaba qof caafimaadkiis. Qaababka ka hortagga uurku waxay ku habboon yihiin qaab nololeedka qofka gaarka ah, da'da iyo xaalada jidhka si ka wanaagsan kuwa kale.

Ka hortagga uurku waxa uu u shaqeeyaa si wanaagsan haddii aad si sax ah u isticmaasho. Sababtana, waa muhiim in la doorto qaabka kugu habboon adiga. Haddii aanu qaabku kugu habboonayn adiga, waxaad isku deyi kartaa qaab kale oo ka hortagga uurka ah.

Waydii xirfad yaqaanka caafimaadka wixii talo ah. Xirfad yaqaanka caafimaadka uma gudbin karo macluumaadkayga wax ku saabsan adiga qof kasta oo kale. Isaga/ iyadda waxaa sharcigu ku waajibayay inay tixgeliyaan gaar ahaanshahaaga. Waxaad sidoo kale kala hadli kartaa kahortagga uurka lamaanahaaga.

Soo iibsiga ka hortagga uurka

Waxaad iibsan kartaa kondhomka labadana iyo kondhomada dhediga iyaddoon laguu qorin xaga faramiisga, farmasiiladaha ama subermaarkadka. Waxaad sidoo kale ka iibsan kartaa internadka, tusaale https://www.condoomsenzo.nl/.
Gudaha Netherlands, waxaad sidoo kale ka iibsan kartaa ka hortagga uurka degdega ah (subaxda kiniinka ka dambeeya) iyaddoon la qorin xaga farmasiiga ama farmasiilaha. Waxaad kartaa inaad iibsato badanka ka hortagga uurka xaga farmasiiga, iyaddoonu qorin dhakhtar.

Gezinsplanning

Anticonceptie kan ervoor zorgen dat een vrouw niet zwanger wordt.  

U en uw partner kunnen zelf bepalen of, wanneer en hoeveel kinderen jullie willen hebben. Dit heet gezinsplanning. Wanneer u geslachtsgemeenschap wil hebben maar (nog) geen kinderen wil, kunt u een zwangerschap vermijden met anticonceptie

Anticonceptie maakt een vrouw niet minder vruchtbaar. Wanneer ze stopt met anticonceptie te gebruiken, kan ze opnieuw kinderen krijgen. 

Bescherming tegen hiv en soa's

Het condoom is een anticonceptiemiddel dat u ook beschermt tegen hiv en het risico op besmetting met een soa vermindert. 

Condoom

Verschillende anticonceptiemiddelen

Er zijn verschillende anticonceptiemiddelen. U kunt kiezen welk anticonceptiemiddel het best is voor u en uw partner. De middelen verschillen in bijvoorbeeld veel in: 

  • prijs
  • beschikbaarheid; 
  • de manier waarop ze worden gebruikt.

Anticonceptie is niet slecht voor uw gezondheid. Sommige anticonceptiemiddelen passen beter bij iemands leefstijl, leeftijd en lichamelijke gezondheid dan andere.  

Anticonceptie werkt goed als u het correct gebruikt. Daarom is het belangrijk een anticonceptiemiddel te kiezen dat goed bij u past. Wanneer een middel toch niet geschikt blijkt voor u, kunt u een ander anticonceptiemiddel proberen.  

Vraag een zorgverlener advies. Hij/zij mag geen informatie over u aan anderen doorgeven. Hij/zij is bij wet verplicht uw privacy te respecteren. U kunt anticonceptie ook met uw partner bespreken.

Anticonceptie kopen

U kunt mannen- en vrouwencondooms zonder recept in de apotheek, drogist of supermarkt kopen. In Nederland kunt u ook de noodpil (morning after pil) zonder recept in de apotheek kopen. U kunt de meeste andere anticonceptiemiddelen in de apotheek kopen met een recept van een huisarts. 

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh