Waxaad uursan kartaa 6 maalmood ka hor ugxan siidaynta bil kasta: ilaa 5 maalin ka hor ugaxan siidaynta marka uu dhacao iyo 1 maalin ka dib. Si loo ogaado marka aad uuraysan karto, waxaad u baahantahay inaad ogaato marka aad yeelan karto ugxan siidayntaada xigta. Tani way adkaan kartaa in la saadaaliyo.

Sida loo xisaabiyo maalmaha ugxan siidaynta.

Waxaad isku deyi kartaa inaad xisaabiso maalinta ugxan siidaynta haddii wareegaagu dhamaado tiro maalmo ah oo isku mid ah bil kasta. Ugxan sii dayntu waxay dhacdaa 14 maalmood ka hor muddada dhiigaaga caadada xiga (bilaabida wareega cusub).

Tusaalaha 1- wareega caadiga ah ee 28 maalmood: ugxan siidaynta waxay dhacdaa ilaa maalinta 14 ee wareegaaga. Waxaad uursan kartaa shan maalmood ka hor ugxan siidaynta iyo 1 maalin ka dib.
Tusaalaha 1- wareega caadiga ah ee 28 maalmood: ugxan siidaynta waxay dhacdaa ilaa maalinta 14 ee wareegaaga. Waxaad uursan kartaa shan maalmood ka hor ugxan siidaynta iyo 1 maalin ka dib.
Tusaalaha 2- wareega caadiga ah ee 23 maalmood: ugxan siidaynta way dhici doontaa ilaa 9 wareegaaga ah. Waxaad uursan kartaa shan maalmood ka hor ugxan siidaynta iyo 1 maalin ka dib.
Tusaalaha 2- wareega caadiga ah ee 23 maalmood: ugxan siidaynta way dhici doontaa ilaa 9 wareegaaga ah. Waxaad uursan kartaa shan maalmood ka hor ugxan siidaynta iyo 1 maalin ka dib.
Tusaalaha 3 - wareega caadiga ah ee 34 maalmood: ugxan siidayntu waxay dhici doontaa ilaa 20 maalmood wareegaaga. Waxaad uursan kartaa shan maalmood ka hor ugxan siidaynta iyo 1 maalin ka dib.
Tusaalaha 3 - wareega caadiga ah ee 34 maalmood: ugxan siidayntu waxay dhici doontaa ilaa 20 maalmood wareegaaga. Waxaad uursan kartaa shan maalmood ka hor ugxan siidaynta iyo 1 maalin ka dib.

Astaamaha ugxan sii daynta

Haddii wareegaagu kala duwanyahay inta uu bisha gaadho, ma saadaalin kartid marka aad yeelan doonto ugxan siidayntaada xigta. U feejignow astaamaha jidhkaaga ka muuqdta wakhtiga ugxan siidaynta.

  • Waxaa kaa iman doona dheecaan badan siilka. Dheecaanka waxa uu u yar eegayahay sida ukun cad oo waa yar adag yahay.
  • Heerkulka jidhku sare ayuu u kacaa;
  • Afka ilma galeenka sare ayuu u kacaa oo aad ayay u adagtahay inaad dareento siilkaaga. Way yar balaadhatay oo waxaa la dareemaa inay sii jilcayso.

Haweenka qaarkood waxay yeeshaan in yar oo calool xanuun ah (xanuunka caloosha) muddada ugxan siidaynta.

Ka hortagga uurka

Haddii aadan hayn rabitaanka carruur ku haysato hadda, isticmaal ka hortaga uurka.

Elke maand zijn er ongeveer 6 dagen waarop u zwanger kunt worden; ongeveer 5 dagen voor en 1 dag na de eisprong. Om te weten wanneer u zwanger kunt worden, moet u weten wanneer uw volgende eisprong plaatsvindt. Het kan moeilijk zijn om dit te voorspellen.

Hoe kunt u de dag van de eisprong berekenen?

Als uw cyclus elke maand even lang duurt kunt u proberen te berekenen wanneer de eisprong plaatsvindt. Dat is ongeveer 14 dagen voor het begin van de volgende menstruatie (het begin van een nieuwe cyclus).

Voorbeeld 1 - regelmatige cyclus van 28 dagen: de eisprong zal plaatsvinden rond dag 14 van de cyclus. U kunt ongeveer 5 dagen voor en 1 dag na de eisprong zwanger worden.
Voorbeeld 1 - regelmatige cyclus van 28 dagen: de eisprong zal plaatsvinden rond dag 14 van de cyclus. U kunt ongeveer 5 dagen voor en 1 dag na de eisprong zwanger worden.
Voorbeeld 2 - regelmatige cyclus van 23 dagen: de eisprong zal plaatsvinden rond dag 9 van de cyclus. U kunt ongeveer 5 dagen voor en 1 dag na de eisprong zwanger worden.
Voorbeeld 2 - regelmatige cyclus van 23 dagen: de eisprong zal plaatsvinden rond dag 9 van de cyclus. U kunt ongeveer 5 dagen voor en 1 dag na de eisprong zwanger worden.
Voorbeeld 3 - regelmatige cyclus van 34 dagen: de eisprong zal plaatsvinden rond dag 20 van de cyclus. U kunt ongeveer 5 dagen voor en 1 dag na de eisprong zwanger worden.
Voorbeeld 3 - regelmatige cyclus van 34 dagen: de eisprong zal plaatsvinden rond dag 20 van de cyclus. U kunt ongeveer 5 dagen voor en 1 dag na de eisprong zwanger worden.

Symptomen van de eisprong

Als uw cyclus niet elke maand even lang duurt, kunt u niet voorspellen wanneer uw volgende eisprong plaatsvindt. Let in dat geval op enkele lichamelijke symptomen die voorkomen in de periode van de eisprong:

  • U heeft meer afscheiding uit de vagina. Die afscheiding lijkt op eiwit en is draderig;
  • Uw lichaamstemperatuur stijgt een beetje;
  • De baarmoedermond trekt licht naar boven en wordt minder goed voelbaar in de vagina. De baarmoedermond wordt een beetje breder en voelt zachter aan. 

Sommige vrouwen hebben een beetje pijn in de onderbuik (buikpijn) tijdens de eisprong. 

Anticonceptie

Gebruik anticonceptie als u nu geen kinderwens heeft. 

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh