Salaaxida

galmada waxay ku bilaabantaa salaxid, ku dhegid, dhunkasho iyo iskicinta dareenka aagaga dareenka badan(salaaxid). Marka labbada lamaane ay kacaan, waxay dooni karaan anay isku galmoodaan.

Salaaxa tusaalaha 1: haweenay nin salaaxaysa.
Salaaxa tusaalaha 1: haweenay nin salaaxaysa.
Salaaxa tusaalaha 2: nin iyo naag isku dhegan.
Salaaxa tusaalaha 2: nin iyo naag isku dhegan.
Salaaxa tusaalaha 3: nin iyo naag is dhunkanaya.
Salaaxa tusaalaha 3: nin iyo naag is dhunkanaya.
Salaaxa tusaalaha 4: nin leefaya naaska haweenayda.
Salaaxa tusaalaha 4: nin leefaya naaska haweenayda.

Galmada siilka

Galmada siilka (siilka galmo) waa wasmada gelinta haweenayda siilkeeda mid adag oo gus ah.

Waxaad u samayn kartaa galmada siilka qaabab kala duwan:

  • Waxaad kala duwi kartaa meelaha: jiifka, fadhiga, istaaga ama kadaloobka, nin sareeya, haweenay saraysa ama nin ka dambeeya hawenayda.
  • Waxaad kala duwi kartaa xawaaraha, socodka iyo adkaanta dhaqdhaqaaqa.

Waxaad sidoo kale ku samayn kartaa galmada siilka, sida caaga dildo ama gariiraha (caagta galmada).

Nin iyo haweenay isku galmoonaya

Haweenaydu waxay ku uurasan kartaa galmada iyadda iyo lamaanaheeda ma isticmaalaan kondhom ama qaab kale oo ka hortagga uurka ah.

Waxaad ka qaadsiin kartaa lamaanahaaga STI galmada siilka Kondhomku waxa uu yareeyaa khatarta inay kugu dhacdo STI.

Kondhomka

Galmada afka

Galmada afka ee kicinaysa aagaga dareenka badan ee jidhka lamaanahaaga oo la adeegsado afka, dibnaha iyo carabka.

  • Galmada afka: lamaanaha leefaya, jaqaya, ibta baaska ama si degen u qaniinaya haweenayda xubnaheeda taranka. Kintirka, gaar ahaan, aad ayuu u xaasi yahay.
  • Galmada afka ee ninka lala qaato, lamaanahu waxay isticmaashaa /afkeeda, carabka iyo dibnaha si ay u kiciso guska ninka iyo kiishka xiniinyaha.

Waxaad sidoo kale ku kicisaa ibta lamaanaha ama futada carabkaaga.

Nin haweenay siinaya galmada afka.
Nin haweenay siinaya galmada afka.
Haweenay nin siinaysa galmada afka.
Haweenay nin siinaysa galmada afka.

Waxaa jira khatar yar oo qaadsiinta lamaanahaaga STI ama ka qaadista STI isaga /iyada, dhexda galmada afka:

Galmada futada

Galmada futada (galmad futada) waa wasmada gelinta qof futadii mid adag oo gus ah. Nin iyo haweenay waxay iska gelin karaan futada farta ama way salaaxi.

Waxaad ka qaadsiin kartaa lamaanahaaga STI galmada futada.

  • Isticmaal kondhom. Isticmaal kondhom haddii aad doonayso inaad qaadato galmada siilka ama galmada afka siiba.
  • Isticmaal saliid xaydh ah oo badan. Isticmaal saliid xaydh silikoon biyo leh. Ha isticmaalin saliid ama kiriim, maxaa yeelay kondhomka ayaa dilaaci kara.
2 nin oo samaynaya galmo futada ah

Siigaysiga

Siigaysigu macnahiisu waa weeye siinta naftaada raaxada galmada addoo ku kicinaya jidhkaaga, gaar ahaan siilka, kintirka, guska, ibta ama futada, gacmahaaga ama caaga galmada. Lamaanahu sidoo kale way isku siigayn karaa.

La hadalka lamaanahaaga

Waxaad kartaa inaad u galmooto qabaab kala duwan. Qofna ma rabo inuu galmada qaab isku mid ah uu sameeyo. Kala hadal lamaanahaaga oo isku day inaad ogaato waxaad labbadiinu jeceshihiin.

Labba qof kuwada hadlaya sariirta

Voorspel

Seks begint dikwijls met elkaar te strelen, knuffelen, kussen en elkaars erogene zones te stimuleren (voorspel). Wanneer beide partners opgewonden zijn, kan het dat ze geslachtsgemeenschap willen.

Voorspel voorbeeld 1: vrouw streelt man.
Voorspel voorbeeld 1: vrouw streelt man.
Voorspel voorbeeld 2: man en vrouw knuffelen.
Voorspel voorbeeld 2: man en vrouw knuffelen.
Voorspel voorbeeld 3: man en vrouw kussen.
Voorspel voorbeeld 3: man en vrouw kussen.
Voorspel voorbeeld 4: man likt de borst van de vrouw.
Voorspel voorbeeld 4: man likt de borst van de vrouw.

Vaginale seks

Vaginale seks (vaginale geslachtsgemeenschap) is seks met penetratie van de vagina met een stijve penis.

U kunt vaginale seks hebben op allerlei manieren:

  • U kunt variëren in houding: liggen, zitten, staan of hurken; de man bovenop, de vrouw bovenop, de man achter de vrouw...
  • U kunt variëren in snelheid, ritme en intensiteit van de bewegingen. 

Vaginale seks is ook mogelijk met voorwerpen zoals een dildo of vibrator (seksspeeltjes). 

Man en vrouw hebben geslachtsgemeenschap.

Een vrouw kan zwanger worden van vaginale seks als ze geen condoom of een ander anticonceptiemiddel gebruikt. 

U kunt uw partner besmetten met een soa door vaginale seks. Een condoom verkleint de kans op soa-besmetting.

Condoom

Orale seks

Orale seks betekent de erogene zones op het lichaam van uw partner stimuleren met uw mond, lippen en tong.

  • Orale seks met een vrouw: de partner likt, zuigt, knabbelt of bijt zachtjes de geslachtsdelen van de vrouw. Vooral de clitoris is erg gevoelig. 
  • Orale seks met een man: de partner gebruikt zijn/haar mond, tong en lippen om de penis en het scrotum van de man te stimuleren. 

U kunt ook iemands tepels of anus stimuleren met de tong

Man geeft vrouw orale seks.
Man geeft vrouw orale seks.
Vrouw geeft man orale seks.
Vrouw geeft man orale seks.

Bij orale seks is er een klein risico dat u uw partner met een soa besmet of dat u een soa van hem/haar krijgt:

  • Doe niet aan orale seks als u blaasjeszweren of wondjes in of rond uw mond heeft. 
  • Neem geen afscheidingbloed of sperma in uw mond en slik het niet in.
  • Leg een beflapje over de geslachtsdelen om uzelf nog beter te beschermen. In plaats van een beflapje te gebruiken, kunt u ook een condoom openknippen. 

Anale seks

Anale seks (anale geslachtsgemeenschap) is seks met penetratie van iemands anus met een stijve penis. Een man of vrouw kan de anus ook met een vinger binnendringen of strelen. 

U kunt uw partner met een soa besmetten bij anale seks:

  • Gebruik een condoom. Gebruik een nieuw condoom als u daarna ook vaginale of orale seks heeft.
  • Gebruik voldoende glijmiddel. Gebruik glijmiddel op basis van water of silicone. Gebruik geen olie of crème, want dit kan het condoom beschadigen. 
2 mannen hebben anale seks.

Masturbatie

Masturbatie betekent uzelf seksueel plezier geven door uw eigen lichaam, vooral de vagina, clitoris, penis, tepels of anus, te stimuleren met de hand of een seksspeeltje. Partners kunnen ook elkaar masturberen.  

Praten met uw partner

U kunt op verschillende manieren vrijen. Niet iedereen wil op dezelfde manier vrijen. Praat met uw partner en probeer elkaar op seksueel vlak te vinden.

Koppel praat in bed.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh