Kondhomku waa rabadh khafiif ah taas oo la geliyo guska. Waxaad gelin kartaa kondhomka guska adag ka hor gelinta. Waxay ururisaa shahwada marka ninku biyo baxo.

Kondhomka

Qaabka ka hortaga uurka

Waxaad isticmaali kartaa kondhom muddada galmada haddii aad doonayso inaadan ilma dhasho Waa qaab ka hortagga uurka.

Ka hortagga HIV iyo STI

Kondhomka waxa uu ka ilaaliyaa adiga iyo lamaanahaaga HIV iyo badanka STI. Waxay yaraysaa khatarta ah caabuqyada STI yada kale. Si kastaba ha ahaatee, had iyo jeer si buuxda uma bogsiiso boogaha, meesha biyahu galeen iyo burooyinka maqaarkaaga ama ka lamaanahaaga. Tan macnaheedu waxa weeya in aad weli khatar ugu jirto cudurka wata STI.

Isticmaal kondhom marka aad samaynayso galmo siilka ama futada ah. Tani waxay kaa ilaalin doontaa HIV oo waxay yaraysaa khatarta in la qaado STI yada kale.

Ha gelin dhiiga ama shahwad afkaaga muddada galmada afka. Tani waxay ka dhigtaa khatarta cudurka HIV mid yar. Isticmaalka kondhomka marka aad samaynayso galmada afka ah waxay yarayn kartaa khatarta qaadista STI.

Haddii adiga iyo lamaanahaagu aydaan doonay inaad isticmaashaan kondhonmka, la hadal dhakhtarkaaga guud wax ku saabsan in lagaa baadho STI ama HIV.

STI Aids Netherlands waxay samaysay warsida ku qoran luqaddo kala duwan oo wata macluumaad ku saabsan kondhomyada iyo STIyada. Warsidahan waxaa laga soo dejisan karaa websaydka STI Aids Netherlands.

Iibsiga kondhomyada

Waxaadka iibsan kartaa kondhomyada iyaddoon la qorin xaga farmasiga, farmasiile ama suuqa subarmaarkadka. Wakhtiyada qaarkood waxaad sidoo kale ka heli kartaa dukaamada kale, baararka, naadiyada habeenka ama mishiinada iibka alaabta. Waxaad sidoo kale ka iibsan kartaa internadka.

Kondhomka qiimahiisu waxa uu u dhexeeyaa 0,20 € iyo 0,90€. Kondhomada gaarka ah, tusaale ahaan oo leh ur gaar ah ama dhinacyo waa qaali.

Waa maxay qiimaheedu?

Kondhomka dhediga

Waxaa sidoo kale jira kondhomyada dhediga.

Kondhomka dhediga

Een condoom is een dun rubber hoesje dat over de penis wordt gerold. U rolt het condoom over de stijve penis voor de penetratie. Het vangt het sperma op wanneer de man een zaadlozing heeft.

Condoom

Anticonceptiemiddel

U kunt het condoom gebruiken tijdens de geslachtsgemeenschap als u geen kind wil. Het is een anticonceptiemiddel.

Bescherming tegen hiv en soa's

Een condoom beschermt u en uw partner tegen hiv en de meeste soa’s. Het verkleint het risico op een besmetting met andere soa’s. Het bedekt niet altijd volledig de zweren, blaasjes en wratten op uw huid en die van uw partner. U loopt dan nog een risico op besmetting met een soa.

Gebruik een condoom als u vaginale seks of anale seks heeft. Zo bent u beschermd tegen hiv en verkleint u het risico op besmetting met een andere soa. 

Neem geen bloed of sperma in de mond bij orale seks. Het risico op een besmetting met hiv wordt dan erg klein. Een condoom gebruiken bij orale seks kan het risico op besmetting met andere soa’s verminderen. 

Als uw en uw partner geen condoom willen gebruiken, bespreek dan met een dokter of u zich moet laten testen op soa’s of hiv.  

Condooms kopen

U kunt condooms zonder recept kopen in de apotheek, drogist en supermarkt. Ze zijn soms ook te krijgen in andere winkels, cafés en nachtclubs en aan automaten. Ook via internet zijn condooms te koop.

Een condoom kost tussen de € 0.20 en 0.90. Specialere condooms, bijvoorbeeld met een speciale smaak of ribbels, kosten meer. 

Wat kost het?

Vrouwencondoom

Er bestaan ook vrouwencondooms.

Vrouwencondoom

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
STI Aids the Netherlands(Soa Aids Nederland)
Haddii aad u malaynayso inaad qabto STI, waa muhiim in lagu baadhaa. Liiska cinwaanada baadhitaanada STI iyo tallaalada.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh