Waxaad doorataa qaabka kuugu wanaagsan ee ka hortagga uurka iyo marxalada nolosha. Qaabka ka hortagga uurka waxay isbeddel kartaa muddada noloshaada. Way wanaagsantahay in la garto qaababka ka hortagga uurka jira iyo waxay yihiin su'aalaha aad naftaada waydiinayso marka la dooranyo qaabka. Aday ku jirtaa inaad doorashada samayso. Dhakhtarkaagu sidoo kale waxa uu kaa caawin karaa inaad doorato.

Si loo doorto qaabka ugu wanaagsan ee ka hortagga uurka ee adiga kugu habboon, waydii naftaada su'aalaha soo socda:

  • Imisa jir ayaan ahay?
    Haweenka dhalinta yar aad ayay u yihiin kuwa rima. Waa muhiim in la doorto qaab la isku halayn karo.
  • Ma ilow badanahay?
    Shaqo ma qabtaa saacadaha aan caadiga ahayn?
    Miyaan haystaa nolol mashquul leh?
    Waa inaad xusuusataa inta badan marka la isticmaalayo qaababka qaar ka mid ah ka hortagga uurka.
  • Inta badan miyaan beddelaa lamaanaha?
    Khatarta ah qaadida STI way saraysaa haddii adiga, aad beddesho lamaanayaasha inta badan. Ka ilaali naftaada STI.
  • Miyaan keliya sameeyaa galmada marmarka qaar?
    Waxaad isticmaashaa kondhom, kondhomka dhediga ama shayaga xanibida ah keliya wakhtiga aad doonayso inaad galmo samayso. Hubso sidoo kale inaad ku haysato kiniinka degdega ah ee ka hortagga uurka (kiniinka subaxda ka dambeeya) xaga guriga.
  • Sigaarka ma cabbaa? Miisaankaygu ma wayn yahay?
    Qaabka ka hortagga uurka ee ka kooban hormoonada, wixii halis caafimaad ah way ka sareeyaan haddii aad sigaarka cabto ama miisaankaagu badanyahay.
  • Xaaladayda dhaqaalahu ma adagtahay?
    Qaababka qaarkood ee ka hortagga uurka way ka yar qiima jaban yihiin kuwa kale.
  • Diintaydu ma sheegtaa wax ku saabsan ka hortagga uurka, oo tan ma ii muhiim baa?
  • Ma doonayaa in lamaanahayga ama qoysku inay ogaadaan wax ku saabsan qaabkayga ka hortagga uurka?
    Qaabka qaar ka mid ah ka hortagga uurka lama arki karo.
  • Ma doonayaa dhiiga caadada (dhiig baxa) inuu sii socdo? Ma jeclaan lahaa inaan yeesho wareeg caadi ah?
    Qaababka qaarkood ee ka hortagga waxay kaa caawin karaa wareegaaga inuu noqdo mid aad u caadi ah. Qaabka kala ee ka hortagga uurka, muddada dhiigaaga caadada waxay noqon karaan kuwa aan caadi ahayn oo xataa waxay joogsan karaan wakhti ka dib.
  • Ma daneeyaa in dhakhtarku u baahanyahay inuu ku muddo aama geliyo qalabkayga dawada ka hortagga uurka ah.
    Qaababka qaarkood e eka hortagga uurka waxaad u baahantahay caawimada dhakhtar, kuwa kalana uma baahnid.

Waydii xirfad yaqaanka caafimaadka wixii talo ah. Sidoo kale kala hadal lamaanahaaga. Labbada lamaane waxay wadaagaan masuuliyada ka hortagga uurka. Waxaad u tegi kartaa xirfad yaqaanka caafimaadka.

Haddii aanu qaabku kugu habboonayn adiga, waxaad dooran kartaa mid kale. Tusaale ahan: haddii aanad dareemin jidh ahaan si wanaagsan, waxaad leedahay saamaynta aan wanaagsanayn, lamaanahaagu ma oggolaado, ama aad ayay qaali u tahay.

U kunt een anticonceptiemiddel kiezen dat het best bij uw situatie en uw levensfase past. U kunt op een later moment in uw leven van anticonceptiemiddel veranderen. Het is daarom goed om te weten welke anticonceptiemiddelen er bestaan en welke vragen u zich kunt stellen bij het kiezen van een middel. U beslist welk middel u wil gebruiken. Uw dokter of verloskundige kan u ook helpen bij het maken van een keuze.

Om het anticonceptiemiddel te kiezen dat het best bij u past, kunt u zich deze vragen stellen:

  • Hoe oud ben ik?
    Jonge vrouwen zijn zeer vruchtbaar. Het is belangrijk om een betrouwbare methode te kiezen. 
  • Ben ik vergeetachtig?
    Heb ik een baan met onregelmatige uren?
    Heb ik een druk leven? 
    Aan sommige anticonceptiemiddelen moet u vaker denken dan aan andere. 
  • Wissel ik vaak van partner?
    Het risico op het krijgen van een soa is groter wanneer u vaak van partner wisselt. Bescherm u tegen soa’s.  
  • Heb ik af en toe geslachtsgemeenschap
    U kunt een condoomvrouwencondoom of pessarium gebruiken alleen op het moment dat u geslachtsgemeenschap wil hebben. Zorg dat u naast anticonceptie ook een noodpil (morning after pil) in huis heeft.
  • Rook ik? Ben ik te zwaar?
    Bij sommige anticonceptiemiddelen met hormonen zijn de risico’s voor de gezondheid groter dan bij andere wanneer u rookt of te zwaar bent. 
  • Is mijn financiële situatie moeilijk?
    Sommige anticonceptiemiddelen zijn goedkoper dan andere.
  • Zegt mijn geloof iets over anticonceptie en is dit belangrijk voor mij? 
  • Mag mijn partner weten dat ik anticonceptie gebruik? 
    Sommige anticonceptiemiddelen zijn niet zichtbaar.
  • Wil ik dat mijn menstruatie (bloeden) blijft terugkomen? Zou ik graag een regelmatige cyclus hebben?
    Sommige anticonceptiemiddelen zorgen voor een meer regelmatige cyclus. Met andere anticonceptiemiddelen kan uw menstruatie onregelmatig worden of zelfs na een tijdje helemaal stoppen.
  • Vind ik het vervelend dat de dokter een anticonceptiemiddel injecteert of in mijn lichaam aanbrengt?
    Voor sommige anticonceptiemiddelen heeft u de hulp van een dokter nodig, voor andere niet. 

Vraag advies aan een zorgverlener. Bespreek anticonceptie ook met uw partner. Beide partners zijn verantwoordelijk voor anticonceptie. U kunt samen naar een zorgverlener gaan.

Als een anticonceptiemiddel niet goed werkt voor u, kunt u een ander kiezen. Bijvoorbeeld wanneer u zich fysiek niet goed voelt, u bijwerkingen heeft, uw partner het niet goedkeurt, het te duur is,…

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Ummulisada
Isla marka aad ogaato inaad uur leedahay, waxaad ballan la samaysan kartaa ummulisada aagaaga. Ummulisadu waxay taageertaa oo la talisaa adiga muddada uurkaaga, ummulida iyo muddada islamarkaa aad ummusho.
Dhakhtarka cudurada haweenka
Haddii aad uur leedahay oo lagu soo gudbiyay, waxaad booqataa dhakhtarka cudurada haweenka. Ummulisada ama dhakhtarka guud ayaa ku gudbiya.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh