Kiniinka ka hortagga uurka waa qaabka ka hortagga uurka.

Kiniinka ka hortagga uurka caadi ahaan waa xidhmo ka kooban 21 kiniin ah. Wakhtiyada qaarkood xidhmadu waxay ka kooban tahay 24 ama 28 kiniin ah. Waxaa jira noocyo badan oo kala duwan oo xidhmooyinka ah (midabo kala duwan, afar gees, wareeg, iwm).

Kiniinka ka hortagga uurka waxa uu ka koobanyahay 2 hormoon. Hormoonada waxay ka hortagaan ugxan siidaynta. Waxay sidoo kale ku adkaysaa unugyada manidu inay galaan ilma galeenka.

Waxaa sidoo kale jira kiniini ka hortagga uurka ka kooban 1 hormoon, kiniinka yar.

Kiniinka ka hortagga uurka

Sida loo qaato kiniinka ka hortagga uurka

Xidhmo 21 kiiniina ah waa in la isticmaalaa maalinta ku xigta.

  • Qaado hal kiniin ah maalin kasta isku wakhti. Maalmaha todobaadka caadi ahaan waxay ku calaamadsan yihiin dhabarka xidhmada. Waad ka eegi kartaa inaadan ilaawin inaad qaadato kiniin.
  • Ka dib 21 maalmood (3 todobaad) xidhmadu way dhammaataa.
  • Todobada maalmood ee ku xiga (1 todobaad), ma qaadatid wax kiniin ah. Todobaadkan waxaad bilaabi doontaa inaad dhiiga ku lumiso dhexda siilka (muddada dhiiga caadada). Todobaadkan waxaa sidoo kale ka ilaashantahay uurka.
  • Ka dib 7 maalmood (1 todobaad) waxaad bilowdaa xidhmo cusub oo kiniin ah, xataa haddii weli aad dhiig baxayso.
  • Sii wad raacida tallaabooyinkii hore.
Ka qaado 1 kiniin ah xidhmada maalin kasta isku wakhti.
Ka qaado 1 kiniin ah xidhmada maalin kasta isku wakhti.
Ka dib 21 maalmood (3 todobaad) xidhmadu way dhammaataa. Todobaadkan muddaada dhiiga caadada ayaa bilaabmi doonta. Ka dib 7 maalmood (1 todobaad) waxaad bilowdaa xidhmo cusub oo kiniin ah, xataa haddii weli aad dhiig baxayso.

La isku halayn karo.

Kiniinka ka hortagga uurka aad ayaa la isugu halayn karaa haddii si sax ah loo isticmaalo.

Kiniinka ka hortagga uurka waxa uu noqon karaa mid aan aad la isugu halayn karin, haddii:

  • Had iyo jeer isku wakhti ma qaadatid (gaar ahaan haddii aad qaadato kiniinka wax ka badan 12 saacadood ka dib wakhtiga aad caadi ahaan qaadato);
  • Waxaad matagtaa gudaha 2 saacadood qaadasha kiniinka ka dib.
  • Waxaad qaadanaysaa dawooyin gaar ah sida St John’s Wort. U sheeg dhakhtarkaaga haddii aad qaadanayso kiniinka ka hortagga uurka. Waxa uu ku darsan doonaa xisaabta marka uu qorayo dawooyinka.
  • Waxaad ilowday inaad kiniinka qaadato.

Isticmaal kondhom haddii aad galmo samayso iyo kiniinka ka hortagga uurka waa mid ka isku halayn yar.

Keliya qaadashada kiniinka ka hortagga uurka maalmaha aad galmada samayso la iskuma halayn karo dhammaanba.

La isku halayn karo.

Maxaad samayn haddii aad ilowdo inaad qaadato 1 kiniin ah?

  • Qaado kiniinka ka hortagga uurka sida ugu shakhsaha badan ee suuragalka ah, xataa haddii macnaheedu yahay inaad qaadato 2 kiniin ah isku maalin.
  • Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
  • Waxaa lagaa ilaaliyaa uurka aan lagu talogelin.
  • Uma baahnid ka hortagga degdega ah (kiniinka subaxda ka dib) haddii aad samaysay galmada aan la iska ilaalin dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.
Maxaad samayn haddii aad ilowdo inaad qaadato 1 kiniin ah?
Qaado kiniinka ka hortagga uurka sida ugu shakhsaha badan ee suuragalka ah, xataa haddii macnaheedu yahay inaad qaadato 2 kiniin ah isku maalin.
Qaado kiniinka ka hortagga uurka sida ugu shakhsaha badan ee suuragalka ah, xataa haddii macnaheedu yahay inaad qaadato 2 kiniin ah isku maalin.
Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.

Maxaad samayn haddii aad ilowdo inaad qaadato 2 kiniin dheeraad ah? -Todobaadka xiga ee xidhamada (maalinta 1 ilaa 7)

Maxaad samayn haddii aad ilowdo inaad qaadato 2 kiniin dheeraad ah? -Todobaadka xiga ee xidhamada (maalinta 1 ilaa 7)
Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
Sidoo kale isticmaal kondhom marka aad galmo samaynayso gudaha 7 maalmood ee xigta.
Sidoo kale isticmaal kondhom marka aad galmo samaynayso gudaha 7 maalmood ee xigta.
Haddii aad samaysay galmo aan ilaashanayn 5 maalmood ee la soo dhaafay
Haddii aad samaysay galmo aan ilaashanayn 5 maalmood ee la soo dhaafay
Qaado kiniinka ka hortagga degdega ah (subaxdii kiniinka ka dambeeya) sida dhakhsaha ah ee suuragalka ah.
Qaado kiniinka ka hortagga degdega ah (subaxdii kiniinka ka dambeeya) sida dhakhsaha ah ee suuragalka ah.

Waxa aad samaynayso haddii aad ilowdo inaad qaadato 1 ilaa (ugu badnaan) 3 ama kiniino ka bdan? -Todobaadka xiga ee xidhamada (maalinta 8 ilaa 14)

  • Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
  • Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
  • Sidoo kale isticmaal kondhom marka aad galmo samaynayso gudaha 7 maalmood ee xigta.
  • Uma baahnid ka hortagga degdega ah haddii aad samaysay galmada aan la iska ilaalin dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.
Maxaad samayn haddii aad ilowdo inaad qaadato 2 kiniin dheeraad ah? -Todobaadka xiga ee xidhamada (maalinta 8 ilaa 14)
Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
Sidoo kale isticmaal kondhom marka aad galmo samaynayso gudaha 7 maalmood ee xigta.
Sidoo kale isticmaal kondhom marka aad galmo samaynayso gudaha 7 maalmood ee xigta.

Maxaad samayn haddii aad ilowdo inaad qaadato 2 kiniin dheeraad ah? -Todobaadka saddexaad ee xidhamada (maalinta 15 ilaa 21)

  • Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
  • Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
  • Haddii xidhamadu dhammaato, isla markaaba bilow xidhmo cusub maalinta ku xigta. Hakala jarin 7 maalmood.
  • Sidoo kale isticmaal kondhom marka aad galmo samaynayso gudaha 7 maalmood ee xigta.
  • Uma baahnid ka hortagga degdega ah (kiniinka subaxda ka dib) haddii aad samaysay galmada aan la iska ilaalin dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.
Maxaad samayn haddii aad ilowdo inaad qaadato 2 kiniin dheeraad ah? -Todobaadka saddexaad ee xidhamada (maalinta 15 ilaa 21)
Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
Qaado kiniinka u dambeeya ee aad ilowdo sida dhakhsaha ee suuragalka ah. xataa haddii macnaheedu yahay qaadashada 2 kiniin ah maalin isku mid ah.
Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
Sii wad inaad qaadato baaqiga kiniinka ku jira xidhmada sida caadiga ah.
Haddii xidhamadu dhammaato, isla markaaba bilow xidhmo cusub maalinta ku xigta. Hakala jarin 7 maalmood.
Haddii xidhamadu dhammaato, isla markaaba bilow xidhmo cusub maalinta ku xigta. Hakala jarin 7 maalmood.
Sidoo kale isticmaal kondhom marka aad galmo samaynayso gudaha 7 maalmood ee xigta.
Sidoo kale isticmaal kondhom marka aad galmo samaynayso gudaha 7 maalmood ee xigta.

Haddii aad ilowdo inaad qaadato 2 ama kiniin ka badan todobaadyo kala duwan oo xidhamad ah, waydii xirfad yaqaanka caafimaadka caawimo.

Haddii aad inta badan ilowdo inaad kiniinka qaadato, waxaad isticmaali kartaa shay si uu kuu caawiyo inaad xusuusato ama kala hadal dhakhtar wax ku saabsan qaababka kala duwan ee ka hortagga uurka.

Ma jirto waxyeelo caafimaadkaaga ah

Kiniinku waxa uu ka koobanyahay hormoono. Hormoonadan caadi ahaan ma waxyeeleeyaan caafimaadkaaga. Si kastaba ha ahaadee, xaaladaha qaarkood way wanaagsantahay in la doorto qaab ka duwan oo ka hortaga uurka. Waydii dhakhtar talo.

Kiniinka ka hortagga uurku kaama dhigo mid ka rimid yar. Haddii aad doonayso inaad uurayso, jooji qaadashada kiniinka .

Qaadashada kiniinku kuguma kordhin doonto miisaan.

Qaadashada kiniinku kuguma kordhin doonto timaha jidhka oo badan.

Muddada bilaha u horeeya ee aad qaadato kiniinka ka hortagga uurka, kiniinku waxa uu kugu sababi karaa saamayn aan wanaagsanayn sida jileeca naasaha, dhiig bax yar oo u dhexeeya 2 muddooyinka dhiiga caadada, madax xanuun iyo yalaalugo. Tani waxay saamaysaa caadi ahaan oo waxay u qarsoontaa si kedis ah. Haddii aanay qarsoomin, la tasho dhakhtar. Waxaa jira noocyo kala duwan oo kiniinka ka hortagga uurka ah. Si wada jir ah dhakhtarka, waxaad ka heli kartaa kiniinka ka hortagga uurka ee adiga kugu habboon.

Muddooyinka dhiiga caadadu inta badan waa uu ka culays yaraadaa oo ka xanuun yaraadaa.

Ma jirto ka hortagga STI iyo HIV.

Kiniinka ka hortagga uurka kaama ilaaliso adiga STI ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.

Kondhomka

Kiniinka yar

Waxaad sudoo kale qaadan kartaa kiniinka yar. Waxay la mid tahay kiniinka ka hortagga uurka caadiga ah, laaiin xidhmada kiniinka yar waxay ka koobantahay 28 kiniin ah beddelka 21.

Kiinka yar waxa uu ka koobanyahay 1 hormoon. Hormoonkan waxa uu sii adkeeyaa unugyada manida inay galaan makaanka oo ay gaadhaan unuga ukunka.

Waad qaadan kartaa kiniinka yar haddii aad naasnuujinayso.

Saamaynta aadka loo yaqaano ee kiniinka yar waa muddada dhiiga caadada oo aan caadi ahayn iyo maqnaanshaha, ama yaraynta, dhiiga caadada.

Kiniinka yar

Sida loo qaato kiniinka yar

U qaado kiniinka yar qaabka soo socda:

  • Qaado 1l kiniin ah maalin kasta isku wakhti.
  • Markaad dhammayso xidhmo ka dib 28 maalmood (4 todobaad), bilow mid cusub maalinta xigta. Waxaad sii wadaa inaad qaadato kiniin yar muddada dhiigaaga caadada.

Kiniinka yar wuu ka badbaado yar yahay haddii aad ilowdo wax ka badan 12 saacadood ka dib wakhtigaaga caadiga ah.

Qaado hal kiniin ah maalin kasta isku wakhti.
Qaado hal kiniin ah maalin kasta isku wakhti.
Markaad dhammayso xidhmo ka dib 28 maalmood (4 todobaad), bilow mid cusub maalinta xigta. Waxaad sii wadaa inaad qaadato kiniin yar muddada dhiigaaga caadada.
Markaad dhammayso xidhmo ka dib 28 maalmood (4 todobaad), bilow mid cusub maalinta xigta. Waxaad sii wadaa inaad qaadato kiniin yar muddada dhiigaaga caadada.

Iibsashada kiniinka ka hortagga uurka.

Waxaad u baahantahay dawo qorid dhakhtarkaaga guud ah si aad uu iibsato kiniinka ka hortagga uurka. Ma iibsan kartid kiniinka ka hortagga uurka iyaddoon laguu qorin. Waxaad ka iibsan kartaa kiniinka ka hortaga uurka gudaha farmasiiga oo keliya.

Ilaa da'da 21, badanka qaababka ka hortagga uurka waxaa magdhaba caymiskaaga caafimaadka. SI kastaba ha ahaatee, marka koowaad waa inaad bixisaa inta dheeraadka ah (eigen risico) ee xeerka caymiskaaga caafimaadka. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu. Laga bilaabo da'da 21, ka hortaga uurka keliya ayaa la magdhabaa haddii aad soo saarto caymis dheeraad ah oo ka hortagga uurka ah.

Ma waxaad tahay magan galya doon oo waxaad ku nooshahay xarunta magan galyada? Xaaladaas ka hortagga uurku waa bilaash.

Gudaha Netherlands, waxaa jira noocyo kala duwan oo summadaha ah kiniinka ka hortagga ah ee la heli karo. Tani waxay ukala duwantahay qiimaha (12 ilaa 60 Yuuro sanadkiiba, iyaddoo ku xidhan summada, caafimaad caymiyahaaga iyo wax ku biirinta gaarka ah (eigen bijdrage) ee lagu dejiyay xeerkaaga caymiska). Waydii xirfad yaqaanka daryeelka caafimaadka wixii macluumaad dheeraada ah.

De pil is een anticonceptiemiddel

De anticonceptiepil bestaat meestal uit een strip met 21 of 22 pillen. Soms zitten er 24 of 28 pillen in een strip. Er bestaan veel verschillende verpakkingen (verschillende kleuren, rechthoekig, rond,...).

De pil bevat 2 hormonen. Deze hormonen voorkomen de eisprong. De hormonen maken het ook moelijker voor de zaadcellen om in de baarmoeder binnen te komen. 

Er bestaat ook een pil met 1 hormoon, de minipil.

De pil

Hoe de pil gebruiken

Een strip met 21 pillen moet worden gebruikt als volgt: 

  • Slik elke dag 1 pil op hetzelfde uur. De dagen van de week staan meestal op de achterkant van de strip. Zo kunt u nakijken of u geen pil bent vergeten te nemen. 
  • Na 21 dagen (3 weken) is de strip op. 
  • In de volgende 7 dagen (1 week) slikt u geen pil (stopweek). Deze week zal u bloed beginnen te verliezen uit de vagina (menstruatie). U bent deze week ook beschermd tegen zwangerschap.  
  • Na 7 dagen (1 week) begint u een nieuwe strip met pillen, ook als u nog bloedt. 
  • Herhaal nu de vorige stappen.
Slik elke dag 1 pil van de pilstrip op hetzelfde uur.
Slik elke dag 1 pil van de pilstrip op hetzelfde uur.
Na 21 dagen (3 weken) is de strip op. Deze week begint uw menstruatie. Na 7 dagen (1 week) begint u een nieuwe strip met pillen, ook als u nog bloedt.
Na 21 dagen (3 weken) is de strip op. Deze week begint uw menstruatie. Na 7 dagen (1 week) begint u een nieuwe strip met pillen, ook als u nog bloedt.

Betrouwbaar

De pil is betrouwbaar bij correct gebruik. De pil kan minder betrouwbaar zijn als: 

  • U niet altijd de pil op hetzelfde uur slikt (zeker als u de pil meer dan 12 uur later dan gewoonlijk neemt);
  • U braakt binnen 2 uur na het innemen van de pil;
  • U bepaalde medicijnen neemt, zoals Sint-Janskruid. Zeg tegen uw dokter dat u de pil slikt. Dan kan hij daar rekening mee houden bij het voorschrijven van medicijnen. 
  • U een pil vergeet te slikken. 

Gebruik een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft en de pil minder veilig is.   

Alleen een pil slikken op de dagen dat u geslachtsgemeenschap heeft, is absoluut niet betrouwbaar.

Betrouwbaar

Wat te doen als u 1 pil bent vergeten?

Wat te doen als u 1 pil bent vergeten?
Slik de pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag slikt.
Slik de pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag slikt.
Slik de rest van de pilstrip verder zoals anders.
Slik de rest van de pilstrip verder zoals anders.

Wat te doen als u 2 of meer pillen bent vergeten te slikken? - In de eerste week van de pilstrip (dag 1 tot 7)

Wat te doen als u 2 of meer pillen bent vergeten? - In de eerste week van de pilstrip (dag 1 tot 7)
Slik de laatst vergeten pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag slikt.
Slik de laatst vergeten pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag slikt.
Slik de rest van de pillen van de pilstrip verder zoals anders.
Slik de rest van de pillen van de pilstrip verder zoals anders.
Gebruik ook een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft in de volgende 7 dagen.
Gebruik ook een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft in de volgende 7 dagen.
Als u de afgelopen 5 dagen onbeschermde seks had en u wilt niet zwanger worden,...
Als u de afgelopen 5 dagen onbeschermde seks had en u wilt niet zwanger worden,...
.. Haal dan zo snel mogelijk noodanticonceptie (morning after pil).
.. Haal dan zo snel mogelijk noodanticonceptie (morning after pil).

Wat te doen als u 1 tot maximaal 3 pillen bent vergeten? - In de tweede week van de pilstrip (dag 8 tot 14)

  • Slik de laatst vergeten pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag slikt.
  • Slik de rest van de pilstrip verder zoals anders.
  • Gebruik ook een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft in de volgende 7 dagen.
  • U heeft geen noodanticonceptie nodig als u de afgelopen dagen onbeschermde seks had.
Wat te doen als u 1 tot maximaal 3 pillen bent vergeten? - In de tweede week van de pilstrip (dag 8 tot 14)
Slik de laatst vergeten pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag neemt.
Slik de laatst vergeten pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag neemt.
Slik de rest van de pilstrip verder zoals anders.
Slik de rest van de pilstrip verder zoals anders.
Gebruik ook een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft in de volgende 7 dagen.
Gebruik ook een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft in de volgende 7 dagen.

Wat te doen als u 2 of meer pillen bent vergeten? - In de derde week van de pilstrip (dag 15 tot 21)

  • Slik de laatst vergeten pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag slikt.
  • Slik de rest van de pilstrip verder zoals anders.
  • Als de pilstrip op is, start onmiddellijk een nieuwe strip de volgende dag. Neem geen pilstop van 7 dagen.
  • Gebruik ook een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft in de volgende 7 dagen.
  • U heeft geen noodanticonceptie (morning after pil) nodig als u de voorbije dagen onbeschermde seks had.
Wat te doen als u 2 of meer pillen bent vergeten? - In de derde week van de pilstrip (dag 15 tot 21)
Slik de laatst vergeten pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag slikt.
Slik de laatst vergeten pil zo snel mogelijk, ook als u daardoor 2 pillen op dezelfde dag slikt.
Slik de rest van de pilstrip verder zoals anders.
Slik de rest van de pilstrip verder zoals anders.
Als de pilstrip op is, start onmiddellijk een nieuwe strip de volgende dag. Neem geen pilstop van 7 dagen.
Als de pilstrip op is, start onmiddellijk een nieuwe strip de volgende dag. Neem geen pilstop van 7 dagen.
Gebruik ook een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft in de volgende 7 dagen.
Gebruik ook een condoom als u geslachtsgemeenschap heeft in de volgende 7 dagen.

Als u 2 of meer pillen bent vergeten in verschillende weken van de pilstrip, vraag hulp aan een zorgverlener.

Als u vaak een pil vergeet te slikken, kunt u een geheugensteuntje gebruiken of met de dokter praten over een ander anticonceptiemiddel

Geen invloed op uw gezondheid

De pil bevat hormonen. Deze hormonen hebben over het algemeen geen invloed op uw gezondheid. Maar in sommige gevallen is het beter om een ander anticonceptiemiddel te kiezen. Vraag advies aan een dokter.

U wordt niet minder vruchtbaar van de pil. Wanneer u zwanger wil worden, stopt u gewoon met het nemen van de pil. 

U wordt niet dikker van de pil.

U krijgt niet meer lichaamshaar van de pil.

Tijdens de eerste maanden dat u de pil slikt, kan de pil bijwerkingen hebben zoals gespannen borsten, lichte bloedingen tussen 2 menstruaties, hoofdpijn en misselijkheid. Deze bijwerkingen verdwijnen meestal vanzelf. Als ze niet verdwijnen, praat erover met een dokter. Er zijn verschillende soorten pillen. Samen met een dokter, kunt u de pil vinden die het best bij u past.

Uw menstruatie wordt vaak minder hevig en minder pijnlijk.

Geen bescherming tegen hiv en soa's

De pil beschermt u niet tegen soa’s en hiv. Alleen een condoom kan u beschermen. 

Condoom

Minipil

U kunt ook de minipil slikken. De minipil lijkt op de gewone pil, maar een strip van de minipil telt 28 pillen in plaats van 21.  

De minipil bevat 1 hormoon. Het hormoon maakt het moelijker voor de zaadcellen om in de baarmoeder binnen te komen en de eicel te bereiken. 

U mag de minipil nemen wanneer u borstvoeding geeft.

De meest voorkomende bijwerkingen van de minipil zijn onregelmatige menstruaties, vermindering, of stoppen van de menstruatie. 

Minipil

Hoe de minipil slikken

Slik de minipil als volgt:

  • Slik elke dag 1 pil op hetzelfde uur; 
  • Wanneer de strip op is na 28 dagen (4 weken), begin een nieuwe strip de volgende dag. U blijft de pil slikken tijdens de menstruatie

De minipil is minder veilig als u een pil meer dan 12 uur later dan gewoonlijk neemt. 

Slik elke dag 1 pil op hetzelfde uur.
Slik elke dag 1 pil op hetzelfde uur.
Wanneer de strip op is na 28 dagen (4 weken), begin een nieuwe strip de volgende dag. U blijft de pil slikken tijdens de menstruatie.
Wanneer de strip op is na 28 dagen (4 weken), begin een nieuwe strip de volgende dag. U blijft de pil slikken tijdens de menstruatie.

De pil kopen

U heeft een recept van een huisarts, gynaecoloog of verloskundige nodig om de pil te kopen. Zonder recept kunt u de pil niet kopen. U kunt de pil alleen in de apotheek kopen.

Tot 21 jaar wordt de meeste anticonceptie vergoed. U moet dan wel uw eigen risico hebben opgemaakt. Check uw vergoeding bij uw zorgverzekeraar. Vanaf 21 jaar wordt anticonceptie alleen vergoed als u een aanvullende verzekering voor anticonceptie heeft.

Bent u asielzoeker en woont u in een COA-locatie? Dan is anticonceptie gratis. 

Er zijn in Nederland veel verschillende soorten en merken van de pil te krijgen. Deze verschillen sterk in prijs. Vraag meer informatie aan een zorgverlener.

Wat kost het?

Er zijn in Nederland veel verschillende soorten en merken van de pil te krijgen. Deze verschillen sterk in prijs (12 tot 60 euro per jaar, afhankelijk van merk, eigen bijdrage en verzekering). Vraag meer informatie aan een zorgverlener.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Ummulisada
Isla marka aad ogaato inaad uur leedahay, waxaad ballan la samaysan kartaa ummulisada aagaaga. Ummulisadu waxay taageertaa oo la talisaa adiga muddada uurkaaga, ummulida iyo muddada islamarkaa aad ummusho.
Dhakhtarka cudurada haweenka
Haddii aad uur leedahay oo lagu soo gudbiyay, waxaad booqataa dhakhtarka cudurada haweenka. Ummulisada ama dhakhtarka guud ayaa ku gudbiya.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh