Kondhomka dhediga waaqaabka ka hortagga uurka.
Waa kiidh rabadha ah Kiishku waa uu leeyay wareeg debecsan labbada dhinacba: wareega dibada khafiifka ah iyo wareega debecsan oo qarada leh. Waxay ururisaa shahwada marka ninku biyo baxo.

Kondhomka dhediga

Sida loo gashado kondhomka dhediga

Gasho kondhomka dhediga ha hor gelinta. U samee qaabka soo socda:

  • Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
  • Geli xaydh gudaha iyo dibada kondhomka.
  • Maroojinta shayga wareegsan ee gudaha.
  • Geli kondhomka gudaha siilka.
  • Geli 1 far gudaha siilka oo ku riix shayga wareegsan hoos ilaa inta suuragalka ah. Ka feejignow in kondhomku aanu dhaqaaqin iyo in gusku uu had iyo jeer ku jiro gudaha kondhomka muddada gelinta.
  • Wareega dibada ah waxa uu meel ku hayaa kondhomka marka la isku galmoonayo. Waxay ahaataa jidhka dibadiisa oo waxay dabooshaa aaga ku xeeran siilka.
  • Galmada ka dib, qaado shayga wareega san ee dibada oo yara qalooci marka aad soo jiidayso kondhomka. Ka feejignow in shahwadu aanay gelin siilka.
  • Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.

Isticmaalka kondhomka hal mar.

Sharaxa misigta haweenayda: 1. kondhomka dhediga, 2, ilma galeenka, 3. siilka, 4. futada iyo 5. xididka kaadida.
Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
Geli xaydh gudaha iyo dibada kondhomka.
Geli xaydh gudaha iyo dibada kondhomka.
Maroojinta shayga wareegsan ee gudaha.
Maroojinta shayga wareegsan ee gudaha.
Geli kondhomka gudaha siilka.
Geli kondhomka gudaha siilka.
Geli kondhomka gudaha siilka.
Geli kondhomka gudaha siilka.
Geli 1 far gudaha siilka oo ku riix shayga wareegsan hoos ilaa inta suuragalka ah.
Geli 1 far gudaha siilka oo ku riix shayga wareegsan hoos ilaa inta suuragalka ah.
Wareega dibada ah waxa uu joogaa dibada jidhka oo waxay dabooshaa aaga ku xeeran siilka
Wareega dibada ah waxa uu joogaa dibada jidhka oo waxay dabooshaa aaga ku xeeran siilka
Wareega dibada ah waxa uu meel ku hayaa kondhomka marka la isku galmoonayo.
Wareega dibada ah waxa uu meel ku hayaa kondhomka marka la isku galmoonayo.
Galmada ka dib, qaado shayga wareega san ee dibada oo yara qalooci marka aad soo jiidayso kondhomka.
Galmada ka dib, qaado shayga wareega san ee dibada oo yara qalooci marka aad soo jiidayso kondhomka.
Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.
Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.

Aad la isuguma halayn karo marka si khaldan loo isticmaalo

Marka kondhomka dhediga si sax ah loo istcimaalo, waa qaab aad la isugu halayn kara oo ka hortagga uurka ah. Si kastaba ha ahaatee, kondhomka dhediga inta badan looma isticmaalo qaabka hore loo sharaxay. Xaaladaas, kondhomku aad la isuguma halayn karo.

Aan aad la isugu halayn karin.

Ka hortagga HIV iyo STI

Kondhomka dhedigu sidoo kale waxa uu ka ilaaliyaa HIV oo waxa uu yareeyaa khatarta ah caabuqyada wata STI.

Kondhomka haweenka iyo kondhomka raga waa qaababka keliya ee ka hortagga uurka oo kaa ilaalin kara adiga kuwan,

Iibsiga kondhomka haweenka

Waxaad ka iibsan kartaa kondhimnka haweenka, tusaale ahaan farmasiiga, farmasiilaha ama internatka. Uma baahnid dawo qorid ka timid dhakhtarka.

Kondhomka haweenka qiimaheedu waa ilaa €3.

Waa maxay qiimaheedu?

Het vrouwencondoom is een anticonceptiemiddel
Het vrouwencondoom is een rubberen zakje. Het zakje heeft een flexibele ring aan elke kant: een dunne buitenring en een dikke binnenring. Het vangt het sperma van de man op bij een zaadlozing

Vrouwencondoom

Hoe een vrouwencondoom aanbrengen

Breng een vrouwencondoom aan voor penetratie. Doe het als volgt:

  • Controleer of de vervaldatum nog niet overschreden is. Gebruik alleen condooms met een CE-kwaliteitslabel op de verpakking. 
  • Breng glijmiddel aan op de binnenkant en de buitenkant van het condoom. 
  • Knijp de binnenring samen. 
  • Breng het condoom in de vagina in. 
  • Steek 1 vinger in het condoom en duw de binnenring zo ver mogelijk. Pas op dat het condoom niet draait en dat de penis altijd in het condoom is tijdens de penetratie. 
  • De buitenring houdt het condoom op zijn plaats tijdens de geslachtsgemeenschap. Deze ring blijft buiten het lichaam en bedekt de zone rond de vagina. 
  • Neem na de seks de buitenring vast en draai er een beetje aan terwijl u de condoom naar buiten trekt. Let op dat er geen sperma aan de vagina komt.
  • Gooi het gebruikte condoom in de vuilnisbak. 

Gebruik het condoom maar 1 keer. 

Detail van het bekken van de vrouw: 1. vrouwencondoom, 2. baarmoeder, 3. vagina, 4. anus en 5. plasgaatje.
Controleer of de vervaldatum nog niet overschreden is. Gebruik alleen condooms met een CE-kwaliteitslabel op de verpakking.
Controleer of de vervaldatum nog niet overschreden is. Gebruik alleen condooms met een CE-kwaliteitslabel op de verpakking.
Breng glijmiddel aan op de binnenkant en de buitenkant van het condoom.
Breng glijmiddel aan op de binnenkant en de buitenkant van het condoom.
Knijp de binnenring samen.
Knijp de binnenring samen.
Breng het condoom in de vagina in.
Breng het condoom in de vagina in.
Breng het condoom in de vagina in.
Breng het condoom in de vagina in.
Steek 1 vinger in het condoom en duw de binnenring zo ver mogelijk.
Steek 1 vinger in het condoom en duw de binnenring zo ver mogelijk.
De buitenring blijft buiten het lichaam en bedekt de zone rond de vagina.
De buitenring blijft buiten het lichaam en bedekt de zone rond de vagina.
De buitenring houdt het condoom op zijn plaats tijdens de geslachtsgemeenschap.
De buitenring houdt het condoom op zijn plaats tijdens de geslachtsgemeenschap.
Neem na de seks de buitenring vast en draai er een beetje aan terwijl u de condoom naar buiten trekt.
Neem na de seks de buitenring vast en draai er een beetje aan terwijl u de condoom naar buiten trekt.
Gooi het gebruikte condoom in de vuilnisbak.
Gooi het gebruikte condoom in de vuilnisbak.

Minder betrouwbaar bij fout gebruik

Bij correct gebruik is het vrouwencondoom een zeer betrouwbaar anticonceptiemiddel. Het vrouwencondoom wordt echter vaak niet gebruikt zoals hierboven uitgelegd. Dan is het condoom veel minder betrouwbaar. 

Minder betrouwbaar

Bescherming tegen hiv en soa's

Het vrouwencondoom beschermt ook tegen hiv en vermindert het risico op besmetting met een soa

Het vrouwencondoom en het condoom voor mannen zijn de enige anticonceptiemiddelen die u daartegen kunnen beschermen.

Een vrouwencondoom kopen

U kunt een vrouwencondoom o.a. kopen in de apotheek, bij de apotheek of via internet. U heeft geen recept van een dokter nodig. 
 

Wat kost het?

Een vrouwencondoom kost ongeveer € 3 per stuk.

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh