Balastarka ka hortagga uurka waa qaabka ka hortagga uurka.

Balastarka ka hortagga uurka waa balastarka la isku dhejiyo oo jaalle khafiifa ah ama ilays ka dhex tafo. Waxay ka kooban tahay 2 hormoono isku mid ah sida kiniinka ka hortagga uurka. Hormoonada waxay ka hortagaan ugxan siidaynta. Waxay sidoo kale sii adkeeyaan unugyada shahwadu inay gaadhaan xuubka dheecaanka ee afka ilma galeenka. Unuga manida waxa markaa dhibaatooyin ka qabsan doontaa gaadhitaanka makaanka, halka ukunta unuga ay taalo. Hormoonadu sidoo kale waxay faragalyaan aqbaalida ukunta unuga.

Balastarka hortagga dhalmada

Sida loo isticmaalo balastarka ka hortagga uurka.

U istcimaal balastarka sida soo socota:

  • Ka jeex kiishka ka fur daloolka.
  • Ka fur xidhamada.
  • Ka dhil balastarka iyo duubka caaga ah ee ku laaban kiisja.
  • Ka dhil nus caaga ku duuban ah.
  • Ku dheji balastarka calooshaada, badhida, dhabarka, lafta garabka ama dibada gacantaada sare, ee meel qalan, nadiif ah oo maqaarka ah.
  • Ku dheji oogada dhegdhega leh ee balastarka maqaarkaaga oo ka jar qaybta caaga ah ee ku duuban. Cadaadi balastarka hoos si giijisan xaga sare ee balastarka.
  • Xidho balastarka ilaa 7 maalmood (1 todobaad). Iska jar balastarka.
  • Isticmaal mid cusub maalin isku mid ah oo todobaadka ah (ilaa tusaale: Arbaca) gudaha todobaadka 2aad iyo 3aad;
  • Todobaadka 4aad ma isticmaashid balastar. Todobaadkan, waxaad bilaabi doontaa dhiig bax (muddada dhiiga caadada). Sidoo kale waad ilaashantahay todobaadkan.
  • Ka dib 7 maalmood (1 todobaad) waxaad ku dhejisaa balastar cusub isla maalinta todobaadka (tusaale ahaan: Arbaca), xataa haddii aad dhiig baxayso.
  • Ku celi tallaabooyinkii hore.
Ka jeex kiishka ka fur daloolka.
Ka jeex kiishka ka fur daloolka.
Ka fur xidhamada.
Ka fur xidhamada.
Ka dhil balastarka iyo duubka caaga ah ee ku laaban kiishka.
Ka dhil balastarka iyo duubka caaga ah ee ku laaban kiishka.
Ka dhil nus caaga ku duuban ah.
Ka dhil nus caaga ku duuban ah.
Ku dheji balastarka calooshaada, badhida, dhabarka, lafta garabka ama dibada gacantaada sare, ee meel qalan, nadiif ah oo maqaarka ah. Hubso inaanad ku isticmaalin wax kiriim ah, saliid, looshan, bootar ama waxa la isku qurxiyo guudka ama hareera blastarka.
Ku dheji balastarka calooshaada, badhida, dhabarka, lafta garabka ama dibada gacantaada sare, ee meel qalan, nadiif ah oo maqaarka ah. Hubso inaanad ku isticmaalin wax kiriim ah, saliid, looshan, bootar ama waxa la isku qurxiyo guudka ama hareera blastarka.
Ku dheji oogada dhegdhega leh ee balastarka maqaarkaaga oo ka jar qaybta caaga ah ee ku duuban. Ugu cadaadi balastarka si giijisan maqaarkaaga.
Ku dheji oogada dhegdhega leh ee balastarka maqaarkaaga oo ka jar qaybta caaga ah ee ku duuban. Ugu cadaadi balastarka si giijisan maqaarkaaga.
Xidho balastarka ilaa 7 maalmood (1 todobaad). Iska jar balastarka. Isticmaal mid cusub todobaadka 2aad iyo 3aad. Todobaadka 4aad ma isticmaashid balastar. Todobaadkan muddaada dhiiga caadada ayaa bilaabmi doonta. Ka dib 7 maalmood (1 todobaad) ka codso balastar cusub, xataa haddii weli aad dhiig baxayso.
Xidho balastarka ilaa 7 maalmood (1 todobaad). Iska jar balastarka. Isticmaal mid cusub todobaadka 2aad iyo 3aad. Todobaadka 4aad ma isticmaashid balastar. Todobaadkan muddaada dhiiga caadada ayaa bilaabmi doonta. Ka dib 7 maalmood (1 todobaad) ka codso balastar cusub, xataa haddii weli aad dhiig baxayso.

La isku halayn karo.

Balastarka ka hortagga uurka aad ayaa la isugu halayn karaa haddii si sax ah loo isticmaalo. Balastarka la iskuma halayn karo, ama aad la isuguma halayn karo, haddii:

  • Waxaad qaadanaysaa dawooyin gaar ah sida St John’s Wort. U sheeg dhakhtarkaaga haddii aad isticmaalayso balastarka ka hortagga uurka. Waxa uu ku darsan doonaa xisaabta marka uu qorayo dawooyinka.
  • Waad ilowday inaad isticmaasho balastarka ka dib 7 maalmood oo nasasho ah, ama waxaad ilowday inaad bedesho; Ama waxaad ilowday inaad beddesho balastarka.
  • Waxaad waydaa balastarka oo ma codsatid mid cusub gudaha 24 saacadood (1 maalin).
  • Miisaankaagu waa wax ka badan 90 kiiloo.
La isku halayn karo.

Waad qubaysan kartaa, dabaalan oo jimicsan kartaa addoo sita balastarka ka hortagga uurka.

Waad qubaysan kartaa, dabaalan oo jimicsan kartaa addoo sita balastarka ka hortagga uurka.

Ma jirto waxyeelo caafimaadkaaga ah

Balastarka ka hortagga uurku waxa uu ka koobanyahay hormoono. Hormoonkan caadi ahaan ma saameeyaan caafimaadkaaga. Si kastaba ha ahaadee, xaaladaha qaarkood way wanaagsantahay in la doorto qaab ka duwan oo ka hortaga uurka. Waydii dhakhtar talo.

Balastarka ka hortagga uurku kaama dhigo mid ka rimid yar. Haddii aad doonayso inaad uurayso, waxaad iska jartaa balastarka .

Muddada bilaha koowaad ee isticmaalka balastarka , waxaad yeelan kartaa saamayn aan wanaagsanayn sida debecsanaan naasaha ah, madax xanuun, yalaalugo ama maqaar cuncun leh. Tani waxay saamaysaa caadi ahaan oo waxay u qarsoontaa si kedis ah. Haddii aanay qarsoomin, la tasho dhakhtar.

Muddooyinka dhiiga caadadu inta badan waa uu ka culays yaraadaa oo ka xanuun yaraadaa.

Ma jirto ka hortagta STI iyo HIV.

Balastarka ka hortagga uurka kaama ilaaliso adiga STI ama HIV. Keliya kondhomka ayaa ku ilaalin kara.

Kondhomka

Iibsashada balastarka ka hortagga uurka

Waxaad u baahantahay dawo qorida ka timid dhakhtarka si loo iibsado balastarka ka hortagga uurka. La'aanta dawo qorida ma iibsan kartid balastarka ka hortagga uurka. Waxaad iibsan kartaa balastarka ka hortaga uurka gudaha farmasiiga oo keliya.

Waa maxay qiimaheedu?

Bogos leh 9 balastar (ilaa 3 bilood) kharash kiisu waa ilaa €34-38.

Ilaa da'da 21, badanka qaababka ka hortagga uurka waxaa magdhaba caymiskaaga caafimaadka. SI kastaba ha ahaatee, marka koowaad waa inaad bixisaa inta dheeraadka ah (eigen risico) ee xeerka caymiskaaga caafimaadka. Ka hubi adeeg bixiyaha caymiskaaga caafimaadka si aad u ogaato inta ay leegtahay magdhowgu. Laga bilaabo da'da 21, ka hortaga uurka keliya ayaa la magdhabaa haddii aad soo saarto caymis dheeraad ah oo ka hortagga uurka ah.

De anticonceptiepleister is een anticonceptiemiddel

De anticonceptiepleister is een dunne, lichtbruine of doorschijnende kleefpleister. Het bevat dezelfde 2 hormonen als de pil. Deze hormonen voorkomen de eisprong. De hormonen maken het ook moelijker voor de zaadcellen om door het slijmvlies van de baarmoederhals te komen. De zaadcellen komen dan moeilijk in de baarmoeder, waar de eicel zit. De hormonen bemoeilijken ook de innesteling van een eicel. 

Anticonceptiepleister

Hoe een anticonceptiepleister gebruiken

Breng de anticonceptiepleister als volgt aan:

  • Scheur de verpakking open aan de inkeping. 
  • Open de verpakking.
  • Trek de pleister samen met de plastic folie van de verpakking. 
  • Verwijder de helft van de plastic folie. 
  • Breng de pleister aan op uw onderbuik, bil, rug, schouderblad of aan de buitenkant van uw bovenarm op droge, schone huid. 
  • Breng de klevende kant van de pleister op uw huid aan en verwijder de andere helft van de plastic folie. Duw de pleister stevig tegen uw huid. 
  • Draag de pleister 7 dagen (1 week). Verwijder de pleister.
  • Breng in de 2de en 3de week een nieuwe pleister aan op dezelfde dag van de week (bijvoorbeeld woensdag);
  • In de 4de week gebruikt u geen pleister. Deze week zal u beginnen bloed te verliezen (menstruatie). U bent deze week ook beschermd. 
  • Na 7 dagen (1 week) brengt u een nieuwe pleister aan op dezelfde dag van de week (bijvoorbeeld woensdag), ook als u nog bloedt.
  • Herhaal de vorige stappen.
Scheur de verpakking open aan de inkeping.
Scheur de verpakking open aan de inkeping.
Open de verpakking.
Open de verpakking.
Trek de pleister samen met de plastic folie van de verpakking.
Trek de pleister samen met de plastic folie van de verpakking.
Verwijder de helft van de plastic folie.
Verwijder de helft van de plastic folie.
Breng de pleister aan op uw onderbuik, bil, rug, schouderblad of aan de buitenkant van uw bovenarm op droge, schone huid. Zorg er voor dat u op of rond de pleister geen crème, olie, lotion, poeder of make-up gebruikt.
Breng de pleister aan op uw onderbuik, bil, rug, schouderblad of aan de buitenkant van uw bovenarm op droge, schone huid. Zorg er voor dat u op of rond de pleister geen crème, olie, lotion, poeder of make-up gebruikt.
Breng de klevende kant van de pleister op uw huid aan en verwijder de andere helft van de plastic folie. Duw de pleister stevig tegen uw huid.
Breng de klevende kant van de pleister op uw huid aan en verwijder de andere helft van de plastic folie. Duw de pleister stevig tegen uw huid.
Draag de pleister 7 dagen  (1 week). Verwijder de pleister. Breng in de 2de en 3de week een nieuwe aan. In de 4de week gebruikt u geen pleister. Deze week begint uw menstruatie. Na 7 dagen (1 week) brengt u een nieuwe pleister aan, ook als u nog bloedt.
Draag de pleister 7 dagen (1 week). Verwijder de pleister. Breng in de 2de en 3de week een nieuwe aan. In de 4de week gebruikt u geen pleister. Deze week begint uw menstruatie. Na 7 dagen (1 week) brengt u een nieuwe pleister aan, ook als u nog bloedt.

Betrouwbaar

De anticonceptiepleister is betrouwbaar, als hij correct wordt gebruikt. De pleister is niet, of minder, betrouwbaar als: 

  • U bepaalde medicijnen neemt, zoals Sint-Janskruid. Zeg tegen uw dokter dat u de anticonceptiepleister gebruikt. Dan kan hij daar rekening mee houden bij het voorschrijven van medicijnen.
  • U de pleister vergeet aan te brengen na de onderbreking van 7 dagen. Of als u de pleister vergeet te vervangen;
  • U de pleister verliest en geen nieuwe aanbrengt binnen 24 uur (1 dag). 
  • U 90 kilo of meer weegt.
Betrouwbaar

U kunt met de anticonceptiepleister douchen, zwemmen en andere sporten beoefenen.

U kunt met de anticonceptiepleister douchen, zwemmen en andere sporten beoefenen.

Geen invloed op uw gezondheid

De anticonceptiepleister bevat hormonen. Deze hormonen hebben over het algemeen geen invloed op uw gezondheid. Maar in sommige gevallen is het beter om een ander anticonceptiemiddel te kiezen. Vraag advies aan een dokter.

U wordt niet minder vruchtbaar van de anticonceptiepleister. Wanneer u zwanger wil worden, verwijdert u gewoon de pleister. 

Tijdens de eerste maanden dat u de anticonceptiepleister gebruikt, kan de pleister bijwerkingen hebben zoals gespannen borsten, hoofdpijn, misselijkheid of geïrriteerde huid. Deze bijwerkingen verdwijnen meestal vanzelf. Als ze niet verdwijnen, praat erover met een dokter.

Uw menstruatie wordt vaak minder hevig en minder pijnlijk.

Geen bescherming tegen soa's en hiv

De anticonceptiepleister beschermt u niet tegen soa’s en hiv. Alleen een condoom kan u beschermen.

Condoom

De anticonceptiepleister kopen

U heeft een recept van een huisarts, gynaecoloog of verloskundige nodig om de anticonceptiepleister te kopen. Zonder voorschrift kunt u de anticonceptiepleister niet kopen. U kunt de anticonceptiepleister alleen in de apotheek kopen.

Een doosje met 9 pleisters (voor 3 maanden) kost ongeveer € 34-38.

Tot 21 jaar wordt de meeste anticonceptie vergoed. U moet dan wel uw eigen risico hebben opgemaakt. Check uw vergoeding bij uw zorgverzekeraar. Vanaf 21 jaar wordt anticonceptie alleen vergoed als u een aanvullende verzekering voor anticonceptie heeft.  

Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka?

Dhakhtarka guud
Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka guud wax ku saabsan mowduuc kasta oo kalgacal. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarka guud waxa uu kuu gudbin kara adiga xirfad yaqaan caafimaad oo takhasus leh. Qaxootiga la siiyay magangalyo (ku meel gaadh ah) waxay doortaan dhakharka guud ee degmadda. Magangalya doonka ku jira xarumaha magangalya doonka waxa kula tashan karaan dhakhtarka guud xaga xarunta.
Sense.info
Haddii aad ka da' yar tahay 25, waxaad la xidhiidhi kartaa Sense wixii su'aalo ku saabsan ka hortagga uurka, galmadda iyo STIs. Tan waxaad ku samayn kartaa iimayl, telefoonka, wada hadal qoraal ah oo onlayn ah ama samaynta ballanka ee saacadaha la tashiga Sense.
Ummulisada
Isla marka aad ogaato inaad uur leedahay, waxaad ballan la samaysan kartaa ummulisada aagaaga. Ummulisadu waxay taageertaa oo la talisaa adiga muddada uurkaaga, ummulida iyo muddada islamarkaa aad ummusho.
Dhakhtarka cudurada haweenka
Haddii aad uur leedahay oo lagu soo gudbiyay, waxaad booqataa dhakhtarka cudurada haweenka. Ummulisada ama dhakhtarka guud ayaa ku gudbiya.
Macluumaad badan oo ku saabsan helida daryeelka caafimaadka

Qaamuuska iyo turjumaadaha

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh